{"id":20057,"date":"2014-01-21T20:36:08","date_gmt":"2014-01-21T17:36:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20057"},"modified":"2014-01-21T20:56:04","modified_gmt":"2014-01-21T17:56:04","slug":"20057","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20057\/","title":{"rendered":"Hey&#8217;adda EISA oo kulan ay u qabatey in ka badan labaatan xisbi siyaasadeed maanta soo gabangabeysey."},"content":{"rendered":"<p>Hey&#8217;adda EISA oo kulan ay kasoo qeyb galeen in ku dhaw labaatan xisbi siyaasadeed  ayaa soo gabangaboobey, kulanka oo ka soconayey hotel Jazeera ayaa waxaa lagaga hadlayey doorka xisbiyada dalku ay ku yeelanayaan siyaasada dalka ayaa waxaa leysku af gartey in xisbiyadu yeeshaan kulamo joogto ah,in la helo tababaro hawlwadeenada Xisbiyada.<\/p>\n<p>Hey&#8217;adda EISA oo ah hey&#8217;ad caalami ah ayaa waxey balan qaadey in ay u fududeyso xisbiyada shirarkooda,isla markaasna ay tababaro u sameyn doonto xubno gaar ah oo sii tababara xubnaha xisbiyada.<\/p>\n<p>Sidaas awgeed waxey xisbiyada kulanka kasoo qeyb galey ay dhamaantood balan qaadeen in ay ka miro dhaliyaan aragtidooda doorashada xorta ah in ay dalka ka dhacdo iyadoo leysla qirey in xisbiyadu ka qeyb noqdaan diyaarinta xeerka xisbiyada tirada badan ee dalka isla markaasna hey&#8217;ada eisa ay isku xirto gudiga barlamaanku u xilsaarey diyaarinta xeerka axsaabta dalka ka jirta,si ay isugu fahmaan,fekrado lagu mideysanyahey.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntiina waxaa kulanka aragtiyadooda kusoo xirey madax ka kala socotey xisbiyada ku kulmey Jazeera hotel kuwaas oo u mahad celiyey hey&#8217;EISA ee kulanka soo qaban qaabisey uuna hormuud ka ahaa mr kaaka oo wada tashiga iyo talo bixinta hey&#8217;ada u qaabilsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hey&#8217;adda EISA oo kulan ay kasoo qeyb galeen in ku dhaw labaatan xisbi siyaasadeed ayaa soo gabangaboobey, kulanka oo ka soconayey hotel Jazeera ayaa waxaa lagaga hadlayey doorka xisbiyada dalku ay ku yeelanayaan siyaasada dalka ayaa waxaa leysku af gartey in xisbiyadu yeeshaan kulamo joogto ah,in la helo tababaro hawlwadeenada Xisbiyada. Hey&#8217;adda EISA oo ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20057","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20057","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20057"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20057\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20060,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20057\/revisions\/20060"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20057"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20057"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20057"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}