{"id":20045,"date":"2014-01-20T21:18:48","date_gmt":"2014-01-20T18:18:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20045"},"modified":"2014-01-20T21:24:28","modified_gmt":"2014-01-20T18:24:28","slug":"20045","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20045\/","title":{"rendered":"Amisom oo billawdey in ay ku dhajiso xeryaha iyo saldhigyadooda sawirada saraakiisha sar sare ee Alshabaab."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Amisom ayaa bilaabey in xeryaha iyo saldhigyada ay deganyihiin ku sameeyaan Boorar ay ku sawiranyihiin qaar kamid ah saraakiisha Al-shabaab,iyadoo ay jiraan qaar aysan heynin sawiradooda.<\/p>\n<p>Xarumaha Amisom ayaa marka qof somali ahi galayo uu arkayo iyadoo ay kasoo hormuuqanayaan wajiyo soomaali ah oo aanu garaneyn sababta ay afrikaanta soomaaliya jooga waxa ay ka rabaan,iyadoo ay u sawirmeyso in dadkiisa iyo dalkiisa loo soo shaqo tagey isla markaasna aan la kala jecleyn kan la raadinayo iyo kan lala raadinayo,ee laleeyahey adiga ayaan ku taageersannahey.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ay ciidamada Amisom bilaabaan in ay isticmaalaan sawiro iyo dacaayad ka dhan ah xarakada dagaalyahanada alshabaab,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo hawlgalo ka dhan ah alshabaab laga bilaabey gobolada dalka ee dawladu kusugantahey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Amisom ayaa bilaabey in xeryaha iyo saldhigyada ay deganyihiin ku sameeyaan Boorar ay ku sawiranyihiin qaar kamid ah saraakiisha Al-shabaab,iyadoo ay jiraan qaar aysan heynin sawiradooda. Xarumaha Amisom ayaa marka qof somali ahi galayo uu arkayo iyadoo ay kasoo hormuuqanayaan wajiyo soomaali ah oo aanu garaneyn sababta ay afrikaanta soomaaliya jooga waxa ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20045","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20045","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20045"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20048,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20045\/revisions\/20048"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}