{"id":20041,"date":"2014-01-20T20:50:46","date_gmt":"2014-01-20T17:50:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20041"},"modified":"2014-01-20T20:53:25","modified_gmt":"2014-01-20T17:53:25","slug":"20041","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20041\/","title":{"rendered":"R\/wasaare C\/weli Sheekh Axmed oo barlamaanku u diideen in uu la hadlo."},"content":{"rendered":"<p>Barlamaanka soomaaliya ayaa maanta kulan uu yeeshey waxaa hor tagey R\/wasaare C\/weli Sh\/axmed Max&#8217;d iyo xukuumadiisa iyadoo kulanku ku dhamaadey buuq iyo sawaxan lagu sameeyey r\/wasaaraha cusub.<\/p>\n<p>R\/wasaare C\/weli Sheekh Axmed ayaa doonayey in xukuumadiisa isla maanta la ansixiyo hase yeeshee wey kasoo horjeesteen,waxaana loo diidey in uu xubnaha barlamaanka la hadlo,iyadoo beri loo balamey in r\/wasaaraha iyo xukuumadiisa horyimaadaan barlamaanka.<\/p>\n<p>R\/wasaare C\/weli iyo xukuumada uu soo dhisey ayaa waxaa hortaagan caqabado aan la garaneyn sida uu uga gudbayo,waxeyna xubno badan oo barlamaanka ahi balan ku qaadeen in ay kasoo horjeesan doonaan ansixinta golaha wasiirada,waxeyna imaneysaa iyadoo la filayo hadii wasiirada la diido in ay saameyn ku yeelan doonto m\/weyne Xasa Sheekh Maxamu&#8217;d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barlamaanka soomaaliya ayaa maanta kulan uu yeeshey waxaa hor tagey R\/wasaare C\/weli Sh\/axmed Max&#8217;d iyo xukuumadiisa iyadoo kulanku ku dhamaadey buuq iyo sawaxan lagu sameeyey r\/wasaaraha cusub. R\/wasaare C\/weli Sheekh Axmed ayaa doonayey in xukuumadiisa isla maanta la ansixiyo hase yeeshee wey kasoo horjeesteen,waxaana loo diidey in uu xubnaha barlamaanka la hadlo,iyadoo beri loo balamey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20041","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20041","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20041"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20043,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20041\/revisions\/20043"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}