{"id":2003,"date":"2011-07-16T12:05:32","date_gmt":"2011-07-16T12:05:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2003"},"modified":"2011-07-16T12:05:32","modified_gmt":"2011-07-16T12:05:32","slug":"ciidamo-ka-tirsan-dowladda-kmg-soomaaliya-oo-far-xumeyn-u-geystay-qaar-ka-mid-ah-haweenka-dhibaateysan-ee-dharkeynley-ku-sugan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/ciidamo-ka-tirsan-dowladda-kmg-soomaaliya-oo-far-xumeyn-u-geystay-qaar-ka-mid-ah-haweenka-dhibaateysan-ee-dharkeynley-ku-sugan\/","title":{"rendered":"Ciidamo Ka Tirsan Dowladda KMG Soomaaliya Oo Far Xumeyn U Geystay Qaar Ka Mid Ah Haweenka Dhibaateysan Ee Dharkeynley Ku Sugan"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\" dir=\"ltr\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/qaxootida-Soomaaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2004\" title=\"qaxootida Soomaaliya\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/qaxootida-Soomaaliya-300x216.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"216\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/qaxootida-Soomaaliya-300x216.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/qaxootida-Soomaaliya.jpg 515w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\" dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Qaar ka mid ah dad la sheegay inay barakacayaal ay yihiin oo la dejiyay xoosh ayaa ka cabanaya ciidamo ka tirsan TFG-da iyagoona sheegaya in ay kala kulmaan tacdiyo xoogan oo isugu jira kufsi haweenka lagula kaco boob loo geysto waxa yar ay dadka ku kaalmeeyaan iyo dil ay kula kacaan Maleeshiyaadkaan TFG-da ka tirsan<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Horjoogaha Kaamkaan ku yaal Xoosh ayaa maanta isagoo hor boodaya dad ka mid ah kuwa halkaasi ku dhaqan waxay socod ku soo mareen goobaha ay deganyihiin horjoogayaasha TFG-da waxayna ku dhawaaqayeen tacadiyada ay kala kulmaan Maleeshiyaadkaasi ka tirsan TFG-da<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Gudoomiyaha Kaamkaasi ayaa u sheegay Wakaalada Wararaka Soomaaliyeed ee Warsom in habeenkii xalay ahaa haweeney halkaasi ku sugneed fal kufsi ah ya u geysteen ciidamo ka tirsn xilligaasi ayaa gudoomiyaha Kaamkaasi waxaa ka muuqaneysay Indhihiisa Ilmo isagoona si aad ah ugu xumaa Falka Kufsiga ah ee loo geystay Gabadha ku dhaqan Xoosh<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Gudoomiyaha Kaamkaasi aya sidoo kale sheegay in Maleeshiyaad ka tirsan TFG-da isla haweenkii xalay ahaa ay ka boobeen bacooyin iyo xoogaha yar oo raashiin ah oo ay ka heleen dadka ku nool Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Gabagabadii ayuu wuxuu ka codsaday Madaxda TFG-da in la damaanad qaado Amnigooda dadka dhibaateysan<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial; font-size: x-small;\"><span style=\"font-family: Arial; font-size: x-small;\"><\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u3000<\/p>\n<p><\/span><\/span><strong><em><\/p>\n<p dir=\"ltr\">warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Office<\/p>\n<p dir=\"ltr\">+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p dir=\"ltr\">(<\/p>\n<p>\u00a0<\/p>\n<p><\/em><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><strong><em> &amp; <\/em><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><strong><em>mcaraab@hotmail.com<\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Qaar ka mid ah dad la sheegay inay barakacayaal ay yihiin oo la dejiyay xoosh ayaa ka cabanaya ciidamo ka tirsan TFG-da iyagoona sheegaya in ay kala kulmaan tacdiyo xoogan oo isugu jira kufsi haweenka lagula kaco boob loo geysto waxa yar ay dadka ku kaalmeeyaan iyo dil ay kula kacaan Maleeshiyaadkaan TFG-da [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2003","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2003","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2003"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2007,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2003\/revisions\/2007"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}