{"id":20023,"date":"2014-01-19T19:52:38","date_gmt":"2014-01-19T16:52:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20023"},"modified":"2014-01-19T20:02:06","modified_gmt":"2014-01-19T17:02:06","slug":"20023","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20023\/","title":{"rendered":"Hawlgallo maantoo dhan ka socdey degmada B\/weyne oo lagu soo qab qabtey dad iyo hub sharci daro ah."},"content":{"rendered":"<p>Hawlgallo ay iska kaashadeen ciidamada Amisom iyo kuwa dawlada federalka oo maanta oo dhan ka socdey degmada B\/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa galabta maqribkii lasoo gabangabeeyey.<\/p>\n<p>Ciidamada Amisom iyo kuwa dawlada federalka ayaa waxey hawlgaladooda kusoo qabqabteen dad lagu tuhmey in ay alshabaab xiriir la leeyihiin iyo hub la sheegey in laga heley guryo baaritaan lagu sameeyey,waxaana ay sheegeen madaxda gobolku in hawlgaladan loola jeedo sidii looga hortegi lahaa weerarada ay dagaalyahanada Alshabaab kusoo qaadaan xarumaha dawlada iyo saldhigyada ciidamada Amisom.<\/p>\n<p>Hawlgalada iyo qabqabashada dadka lala xiriirinayo Alshabaab ayaa ah kuwo kusoo noqnoqdey degmada B\/weyne ee gobolka Hiiraan,waxeyna kusoo beegmayaan xilli ay xarakada Alshabaab dhawaan soo bandhigeen hub iyo gaadiid ay sheegeen in ay kasoo furteen ciidamada dawlada iyo ciidamada Amisom.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hawlgallo ay iska kaashadeen ciidamada Amisom iyo kuwa dawlada federalka oo maanta oo dhan ka socdey degmada B\/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa galabta maqribkii lasoo gabangabeeyey. Ciidamada Amisom iyo kuwa dawlada federalka ayaa waxey hawlgaladooda kusoo qabqabteen dad lagu tuhmey in ay alshabaab xiriir la leeyihiin iyo hub la sheegey in laga heley guryo baaritaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20023","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20023","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20023"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20023\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20025,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20023\/revisions\/20025"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}