{"id":20018,"date":"2014-01-19T19:19:02","date_gmt":"2014-01-19T16:19:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20018"},"modified":"2014-01-19T19:23:01","modified_gmt":"2014-01-19T16:23:01","slug":"20018","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20018\/","title":{"rendered":"Gaari ay wateen rag u dhashey dalka Turkiga oo qarax lagula beegsadey degmada Afgooye."},"content":{"rendered":"<p>Gaari ay wateen rag u dhashey dalka Turkiga ayaa galabta lagu qarxiyey degmada Afgooye ee gobolka Sh\/hoose,iyadoo uu ku dhaawacmey darawalkii gaariga wadey oo u dhashey soomaali.<\/p>\n<p>Sida lagu soo waramayo waxaa la qabtey ninkii qaraxa fuliyey sida ay sheegayaan warar kasoo baxaya ciidanka booliska ka hawlgala degmada Afgooye ee gobolka Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee la weeraro dadka ka socda dalka Turkiga ee waxaa dhawr jeer hore u dhacey qaraxyo lala beegsadey gawaari ay saarnaayeen dad u dhashey dalka turkiga oo la oran karo waa kan keliya ee wax dalkan iyo dadkan u haraya qabtey sida dhisida waddooyinka muqdisho dhexdeeda ah, garoonka diyaaradaha iyo dekedda muqdisho.<\/p>\n<p>Waxeyna hore u sheegeen Xarakada dagaalyahanada Alshabaab in Turkigu u adeegayo gaallo kale oo ka waaweyn isla markaasna ay weerarayaan gawaaridooda,guryaha iyo xarumaha ay deganyihiin hadii kale ay dalka soomaaliya isaga baxaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaari ay wateen rag u dhashey dalka Turkiga ayaa galabta lagu qarxiyey degmada Afgooye ee gobolka Sh\/hoose,iyadoo uu ku dhaawacmey darawalkii gaariga wadey oo u dhashey soomaali. Sida lagu soo waramayo waxaa la qabtey ninkii qaraxa fuliyey sida ay sheegayaan warar kasoo baxaya ciidanka booliska ka hawlgala degmada Afgooye ee gobolka Sh\/dhexe. Maahan markii ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20018","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20018","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20018"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20018\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20021,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20018\/revisions\/20021"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20018"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20018"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20018"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}