{"id":20013,"date":"2014-01-18T23:18:08","date_gmt":"2014-01-18T20:18:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20013"},"modified":"2014-01-18T23:28:59","modified_gmt":"2014-01-18T20:28:59","slug":"20013","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20013\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Tahliil oo kamid ah xubnaha barlamaanka ayaa ku eedeeyey ururka damuljadiid in ay ka danbeeyeen dilkii xildh.Feysal."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan ka tirsan barlamaanka soomaaliya ayaa weerar afka ah ku qaadey ururka damuljadiid isagoo ku eedeeyey in ay iyagu soo qoreen golaha wasiirada hada lasoo magacaabey.<\/p>\n<p>Xildhibaan Tahliil wuxuu sheegey in kooxdan damuljadiid cidii ka hor timaada aragtidooda ay khaarijiyaan sida xildhibaan hore loogu diley iridda m\/tooyada kaas oo allaha u naxariistee la oran jirey Feysal,wuxuuna sidoo kale ku eedeeyey ururka damuljadiid in aysan jirin hadaf iyo ujeedo qaran oo ay yihiin kuwo wata dano gaar ah oo guracan.<\/p>\n<p>Xildhibaan Tahliil oo sheegey in ay feysal ilma adeer ahaayeen ayna dileen kooxda damuljadiid,isagoo ugu baaqey xildhibaanadu in aysan ogolaan ansixinta golaha wasiirada maadaama buu yiri ay ku jiraan xubnihii shale ridey xukuumadii ay kamidka ahaayeen iyagoo lahaa waan ku fashilaney ee hanala rido maanta hadii la ogolaado xubnahan ay barlamaanka sharaf dhac ku noqondoonto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan ka tirsan barlamaanka soomaaliya ayaa weerar afka ah ku qaadey ururka damuljadiid isagoo ku eedeeyey in ay iyagu soo qoreen golaha wasiirada hada lasoo magacaabey. Xildhibaan Tahliil wuxuu sheegey in kooxdan damuljadiid cidii ka hor timaada aragtidooda ay khaarijiyaan sida xildhibaan hore loogu diley iridda m\/tooyada kaas oo allaha u naxariistee la oran jirey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20013","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20013"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20016,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20013\/revisions\/20016"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}