{"id":20009,"date":"2014-01-18T21:41:26","date_gmt":"2014-01-18T18:41:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20009"},"modified":"2014-01-18T21:44:16","modified_gmt":"2014-01-18T18:44:16","slug":"20009","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20009\/","title":{"rendered":"Dab goor dhaw ka kacey guri ku yaal degmada Madiina ee gobolka Banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Dab goor dhaw ka kacey guri ku yaal degmada madiina xaafada nasteexo ayaa waxaa la sheegayaa in uu sii fidayo,isagoo uu dabku ka kacey koronto ayaan la ogeyn khasaaraha nafeed ee dabku geystey.<\/p>\n<p>Waxaa gurmad ugu socda gaadiidka dabdemis iyo ambalasyo qeylo ku maraya wadooyinka muqdisho,waxeyna gaadiidkani goobta gaari karaan iyadoo dabku burburiyey meelo badan maadaama ay aad u kala fogyihiin hal gaadiidku kasoo baxey oo ah degmada Boondheere iyo halka dabku ka socdo oo ah degmada Madiina ee gobolka banaadir.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee dab ka qarxo magaalada muqdisho dhexdeeda waxa uuse kani kusoo beegmayaa xilli ay socdaan dabeylo wata ciid oo magaalada laga mari waayey,sida airporka iyo dekedda muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dab goor dhaw ka kacey guri ku yaal degmada madiina xaafada nasteexo ayaa waxaa la sheegayaa in uu sii fidayo,isagoo uu dabku ka kacey koronto ayaan la ogeyn khasaaraha nafeed ee dabku geystey. Waxaa gurmad ugu socda gaadiidka dabdemis iyo ambalasyo qeylo ku maraya wadooyinka muqdisho,waxeyna gaadiidkani goobta gaari karaan iyadoo dabku burburiyey meelo badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20009","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20009"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20011,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20009\/revisions\/20011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}