{"id":19999,"date":"2014-01-18T19:49:25","date_gmt":"2014-01-18T16:49:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19999"},"modified":"2014-01-18T19:55:24","modified_gmt":"2014-01-18T16:55:24","slug":"19999","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19999\/","title":{"rendered":"Maxkamada Gobolka Banaadir Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday 10 Ruux Eedeysanayaal Ah."},"content":{"rendered":"<p>Xukunadaani Maxkamada Gobolka Banaadir,ay maanta riday ayaa Ahaa xukuno kala duwan, kadib markii Maxkamada lahor keenay ilaa 15 nin oo dembiyo kala duwan ku eedeysnaa. <\/p>\n<p>Waxaana Raggaan, lagu soo eedeeyay dembiyo ay kamid yihiin dil, dhac iyo isku day kufsi oo fashilmay Iyadoona Ragaani Ayaa 10 kamid ah ay maanta Maxkamadu ka qaadatay go&#8217;aano kala duwan, halka 5-ta kalana ay dib u dhigtay Dacwadooda.<\/p>\n<p>Dr. Xaashi Cilmi Nuur,Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa waxa uu ku dhawaaqay xukunada lagu riday eedeysanayaasha, ay Maxkamadu go&#8217;aanka ka qaadatay Iyadoona Uu Xukunada sidatan u dhacay.<br \/>\nCabdi Xuseen Abuukar waxay Maxkamadu ku xukuntay xukun dil toogasho ah, kadib markii uu dab qabad siiyay dad hurday, uuna ku dhintay marxuum Maxamed Ibraahim Xaaji.<br \/>\nC\/casiis Isgoow Xuseen, waxay Maxkamadu ku xukuntay xukun dil toogasho ah, kadib markii uu dilay Khadiija Sheekh Cali, uuna qirtay.<br \/>\nBuuwe Maxamed Muuse waxay Maxkamadu ku xukuntay xukun dil toogasho ah, kadib markii uu dilay Maxamed Yacquub G<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukunadaani Maxkamada Gobolka Banaadir,ay maanta riday ayaa Ahaa xukuno kala duwan, kadib markii Maxkamada lahor keenay ilaa 15 nin oo dembiyo kala duwan ku eedeysnaa. Waxaana Raggaan, lagu soo eedeeyay dembiyo ay kamid yihiin dil, dhac iyo isku day kufsi oo fashilmay Iyadoona Ragaani Ayaa 10 kamid ah ay maanta Maxkamadu ka qaadatay go&#8217;aano kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19999","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19999","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19999"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19999\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20002,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19999\/revisions\/20002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19999"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19999"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19999"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}