{"id":19985,"date":"2014-01-18T18:21:44","date_gmt":"2014-01-18T15:21:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19985"},"modified":"2014-01-18T18:43:25","modified_gmt":"2014-01-18T15:43:25","slug":"19985","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19985\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha puntland C\/weli Max&#8217;d Cali Gaas oo sheegey in lala xisaabtamayo kuwii qeybinayey gargaarki loogu talo galey dadki duufaantu saameysey&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulgoboleedka puntland C\/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegey in lala xisaabtamayo kuwii loo dhiibey gargaarki dawlada dhexe u soo dirtey puntland,iyadoo ay jirto raashin iyo lacag la gaarsiiyey puntland. <\/p>\n<p>Dhawaan ayaa dabeylo iyo roobab aan kala go&#8217; laheyn markii ay ku dhufteen deegaano ka tirsan puntland,ayaa waxaa gurmad iyo taakuleyn laga soo ururiyey gobolada iyo degmooyinka dalka,waxaa lagu soo shubey dawlada dhexe,kadibna loo direy meelihii ay saameeyeen dufaanta iyo roobabka is wata.<\/p>\n<p>Waxaana soo baxayey warar sheegayey in la musuqmaasuqey lacagtii iyo raashinkii puntland loo direy kadib markii dawladii hore ee Faroole ay diidey in raashinka iyo lacagta ka yimid dawlada dhexe aan lasoo gelin karin deegaanada ay ka arrimiso puntland.<\/p>\n<p>Waxeyna tani kusoo beegmeysaa iyadoo xiriirka dawlada dhexe iyo kan puntland uu soo hagaagey kadib markii la doortey C\/weli Maxamed Cali Gaas oo xiriir wanaagsan u dhaxeeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulgoboleedka puntland C\/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegey in lala xisaabtamayo kuwii loo dhiibey gargaarki dawlada dhexe u soo dirtey puntland,iyadoo ay jirto raashin iyo lacag la gaarsiiyey puntland. Dhawaan ayaa dabeylo iyo roobab aan kala go&#8217; laheyn markii ay ku dhufteen deegaano ka tirsan puntland,ayaa waxaa gurmad iyo taakuleyn laga soo ururiyey gobolada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19985","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19985","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19985"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19988,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19985\/revisions\/19988"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}