{"id":19975,"date":"2014-01-17T20:24:08","date_gmt":"2014-01-17T17:24:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19975"},"modified":"2014-01-17T20:33:01","modified_gmt":"2014-01-17T17:33:01","slug":"19975","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19975\/","title":{"rendered":"Doodda Dalsan oo ay marti ku ahaayeen xildh.prof Dalxa iyo gud.kuxigenka X.M.J.S. Timajilic."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo maanta ay ka qeyb galayeen dooda dalsan xubnaha kala ah xildh.prof.Dalxa iyo gud.kuxigenka xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed Cali Max&#8217;d Nuux Timajilic ayey waxey ka dhiibteen aragtiyo kala duwan golaha wasiirada cusub ee 25ka ka kooban,5 wasiiro dawle iyo 25 wasiir kuxigeen.<\/p>\n<p>Gud.kuxigeenka xmjs ahna kusimaha gudomiyaha xmjs ayaa sheegey in aaney waxba kusoo kordhineyn wasiiradan tirada badan,iyadoo ay jirto wax caqabad ku ah horumarka dalka,iyo isfahamka umadda soomaaliyeed,waa wax barlamaanku fahamsaneyn m\/weynuhu fahamsaneyn waa nidaamka qabiil wax ku qeybsiga ah,dawo maahan ee waa cudur aan laga bogsaneyn ee halaga gudbo oo haloo gudbo nidaamka xisbiyada badan xeerka barlamaanku mar kasta hoos gelinayo waa in la meel mariyaa.<\/p>\n<p>Prof. Xildh Max&#8217;d Cumar Dalxa oo doodda dalsan kala qeyb galayey gud.kuxigenka ayaa isaguna sheegey in beelaha qaar ay xubnahooda geystaan qaarna loo keeno isagoo ula jeeda in xildhibaanada barlamaanka qaarkood lagala tashado ruuxa wasiir looga dhigayo,qaarna aan lasoo hadal qaadin oo loosoo magacaabo wixii la doono.<\/p>\n<p>Isku soo wada duuboo doodda oo uu qeybinayey C\/qaadir Dulyar waxey ku kala bedelnaayeen aragtidooda shaqsiga ah iyadoo intii doodu socotey ay timim war sheegaya in qaar kamid ah xubnihii golaha wasiirada qaarkood ay is casileen sida gudomiyaha gobolka banaadir maxamu&#8217;d Axmed Nuur Tarsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maanta ay ka qeyb galayeen dooda dalsan xubnaha kala ah xildh.prof.Dalxa iyo gud.kuxigenka xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed Cali Max&#8217;d Nuux Timajilic ayey waxey ka dhiibteen aragtiyo kala duwan golaha wasiirada cusub ee 25ka ka kooban,5 wasiiro dawle iyo 25 wasiir kuxigeen. Gud.kuxigeenka xmjs ahna kusimaha gudomiyaha xmjs ayaa sheegey in aaney waxba kusoo kordhineyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19975","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19975","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19975"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19975\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19978,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19975\/revisions\/19978"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}