{"id":19947,"date":"2014-01-16T19:20:20","date_gmt":"2014-01-16T16:20:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19947"},"modified":"2014-01-16T19:41:58","modified_gmt":"2014-01-16T16:41:58","slug":"19947","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19947\/","title":{"rendered":"Xildhibaano warsaxaafadeed ku sheegey in aaney ogolaan doonin kamid noqoshada xukuumada wasiiradii Dr Saacid."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanadii keeney moshinkii ka dhanka ahaa in aaney kamid noqonin xukuumada cusub xubnihii xukuumadii dr Saacid ayaa kulan ay yeesheen waxey balan ku qaadeen in ay kasoo hor jeesan doonaan hadii lagu soo daro hal kamid ah xukuumadii dhacdey ee uu hugaaminayey dr Saacid.<\/p>\n<p>Xubnahan oo moshin ay ka keeneen xubnaha wasiiradii hore ayaa laga hor geeyey moshin kale oo qeexaya in dib loo dhigo moshinkan ka dhanka ah xukuumadii uu hugaaminayey dr Saacid,waxeyna kulan ay maanta ku yeesheen xarunta barlamaanka soomaaliya ay kasoo saareen war saxaafadeed ay ku cadeynayaan in aysan ogolaandoonin xukuumada lasoo dhisayo hadii lagu soo daro hal kamid ah xukuumadii hore ee Dr saacid.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay xubnaha barlamaanka xubno kamid ahi ku hanjabaan in ay ka horjeedaan aysana ogolaandoonin kamid noqoshada xukuumada xubnihii hore uga mid ahaa xukuumadii dr-saacid,waxeyna kusoo beegmayaa warsaxaafadeedka xildhibaanada xili la filayo in saacadaha soo socda lagu dhawaaqo golaha xukuumada cusub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanadii keeney moshinkii ka dhanka ahaa in aaney kamid noqonin xukuumada cusub xubnihii xukuumadii dr Saacid ayaa kulan ay yeesheen waxey balan ku qaadeen in ay kasoo hor jeesan doonaan hadii lagu soo daro hal kamid ah xukuumadii dhacdey ee uu hugaaminayey dr Saacid. Xubnahan oo moshin ay ka keeneen xubnaha wasiiradii hore ayaa laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19947","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19947","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19947"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19950,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19947\/revisions\/19950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}