{"id":19941,"date":"2014-01-16T02:54:48","date_gmt":"2014-01-15T23:54:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19941"},"modified":"2014-01-16T03:07:50","modified_gmt":"2014-01-16T00:07:50","slug":"19941","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19941\/","title":{"rendered":"Xarakada dagaalyahanada Al-shabaab oo sheegtey la wareegida degmada Mahadaay ee G\/shabeelaha dhexe&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Xarakada dagaalyahanada Al-shabaab oo kamid ah al-qaacida ayaa sheegtey in ay la wareegeen degmada Mahadaay ee gobolka Sh\/dhexe,iyadoo sida ay sheegeen mar kale dib uga baxey xeelad dagaal awgeed.<\/p>\n<p>Afhayeenka dhanka hawlgalada Xarakada dagaalyahanada Alshabaab Abu muscab oo la hadlayey warbaahinta afka shabaabka ku hadasha ayaa sheegey in ay la wareegeen deg.Mahadaay ee gobolka Sh\/dhexe ayna ku dileen askar dawlada federalka ka tirsan iyo qaar kamid ah ciidamada Amisom.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaan ka qabsaney oo aan ka helney buu yiri Shekh Abu Muscab hub iyo saanad farabadan,isagoo intaas ku darey in dagaalku sii socon doono ilaa inta laga weynayo hal askeri oo ciidamada ajnebiga ah ee africa laga soo kireystey waa sida uu hadalka u yiriye.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada dagaalyahanada Al-shabaab oo kamid ah al-qaacida ayaa sheegtey in ay la wareegeen degmada Mahadaay ee gobolka Sh\/dhexe,iyadoo sida ay sheegeen mar kale dib uga baxey xeelad dagaal awgeed. Afhayeenka dhanka hawlgalada Xarakada dagaalyahanada Alshabaab Abu muscab oo la hadlayey warbaahinta afka shabaabka ku hadasha ayaa sheegey in ay la wareegeen deg.Mahadaay ee gobolka Sh\/dhexe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19941","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19941","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19941"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19944,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19941\/revisions\/19944"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}