{"id":1994,"date":"2011-07-16T11:28:09","date_gmt":"2011-07-16T11:28:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1994"},"modified":"2011-07-16T11:28:09","modified_gmt":"2011-07-16T11:28:09","slug":"waaliga-wilaayada-banaadir-oo-ugu-baaqay-shacabka-muqdisho-ku-nool-ee-hantida-heysta-inay-kaalmeeyaan-dadka-saameynta-ay-ku-yeesheen-roobabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/waaliga-wilaayada-banaadir-oo-ugu-baaqay-shacabka-muqdisho-ku-nool-ee-hantida-heysta-inay-kaalmeeyaan-dadka-saameynta-ay-ku-yeesheen-roobabka\/","title":{"rendered":"Waaliga Wilaayada Banaadir Oo Ugu Baaqay Shacabka Muqdisho Ku Nool Ee Hantida Heysta Inay Kaalmeeyaan Dadka Saameynta Ay Ku Yeesheen Roobabka"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u00a0<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\" dir=\"ltr\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/85.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1995\" title=\"85\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/85-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/85-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/85.jpg 548w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\" dir=\"ltr\">Warark Soomaaliya<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/85.jpg\"><\/a><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Waaliga Wilaayada Banaadir Sh. Maxmed Abuu C\/raxmaan ayaa maanta ugu baaqay dadka hantida heysta ee ku nool wilaayada Banaadir inay u gurmadaan dadka dhibaateysan ee ku sugn wilaayadaan<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Abuu C\/raxmaan ayaa sheegay inay muhiim tahay u gurmashada dadka liita ee Muslimiinta ah ajir aad u fara badanna laga helayo arintaasi<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Waaliga Wilaayada Banaadir Sh. Maxamed Abuu C\/raxmaan ayaa sheegay in uu ilaahey caawinayo kuwa caawiyo dan yarta<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Sh. Maxamed Abuu C\/raxmaan ayaa sidoo kale sheegay in roobabka Sameeyn xoogan uu ku yeeshay dadka dan yarta ah ee ku nool Magaalada Muqdisho isagoo xusay in maamulka Islaamiga ah uu doorkiisa ka sii dheelayo u gurmashada dadka dhibaateysan<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Hadalkan ka soo yeeray Waaliga Wilaayada Banaadir aya imaanaya xilli ay jiraan dad aad u fara badan oo saameyn ay ku yeelatay roobabka lixaadka leh ee Maalmihii aynu soo dhaafnay ka da&#8217;ay Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman; font-size: large;\"><span style=\"font-family: Times New Roman; font-size: large;\"><\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u0648\u062a\u0639\u0627\u0648\u0646\u0648 \u0639\u0644\u0649 \u0627\u0644\u0628\u0631 \u0648\u0627\u0644\u062a\u0642\u0648\u0649 \u0648\u0644\u0627 \u062a\u0639\u0627\u0648\u0646\u0648 \u0639\u0644\u0649 \u0627\u0644\u0625\u062b\u0645 \u0648\u0627\u0644\u0639\u062f\u0648\u0627\u0646<\/p>\n<p><\/span><\/span><em><\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u3000<\/p>\n<p dir=\"ltr\">warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Office<\/p>\n<p dir=\"ltr\">+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p dir=\"ltr\">(<\/p>\n<p>\u00a0<\/p>\n<p><\/em><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><strong><em> &amp; <\/em><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><strong><em>mcaraab@hotmail.com<\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Warark Soomaaliya Waaliga Wilaayada Banaadir Sh. Maxmed Abuu C\/raxmaan ayaa maanta ugu baaqay dadka hantida heysta ee ku nool wilaayada Banaadir inay u gurmadaan dadka dhibaateysan ee ku sugn wilaayadaan Abuu C\/raxmaan ayaa sheegay inay muhiim tahay u gurmashada dadka liita ee Muslimiinta ah ajir aad u fara badanna laga helayo arintaasi Waaliga Wilaayada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1994","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1994","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1994"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1998,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1994\/revisions\/1998"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}