{"id":19936,"date":"2014-01-16T02:03:05","date_gmt":"2014-01-15T23:03:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19936"},"modified":"2014-01-16T02:09:19","modified_gmt":"2014-01-15T23:09:19","slug":"19936","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19936\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa muqdisho Maxamu&#8217;d Axmed Nuur Tarsan oo u hanjabey shirkadaha isgaarsiinta dalka."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho ayaa u hadley sidii hore uu ugu hadley sii hayaha wasiirka arrimaha gudaha C\/kariim Xuseen Guuleed,wuxuuna ku celiyey hadal uu ugu hanjabey shirkadaha isgaarsiinta,uuna ugu jawaabayey xarakada dagaalyahanada Al-shabaab oo hore iyaduna usoo saartey war ay ku mamnuuceyso internetka iyo fiber obtic mobile loo isticmaalo.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobolka banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa isagoo ka qeyb gelaya munaasabad xariga looga jarayey degmada Hodan dhisme cusub oo loo dhisey,kaas oo maamulka degmadu ku shaqeyn doono isla markaasna leh meelo lagu ciyaaro nuucyada sportska,ayuu sheegey in shirkadaha isgaarsiinta ee sadexda ah ay u hugaansamaan warka al-shabaab ay yihiin ama loo aqoon sandoono  kuwo qaranimada iyo jiritaanka dawladnimo kasoo horjeeda.<\/p>\n<p>Hadalkan oo uu sii hayaha xilka wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C\/kariim Xuseen Guuleed,mar labaadna uu ku celiyey duqa muqdisho ayey dad badan oo siyaasada darsaahi u arkaan in aysan labada mas&#8217;uul u dhaqmin sidii niman xilkas ah,waxeyna hilmaameen mas&#8217;uuliyad ay xambaarsanyihiin oo aaney ogeyn.<\/p>\n<p>Warkan gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa muqdisho ayaa imanaya xili dhawaan ay Al-shabaab mamnuuceen  15 cishana u qabteen habka internet mobile iyo hirgelinta fiber optics ee ay ku shaqeystaan shirkadaha isgaarsiinta dalka ka hawlgala.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho ayaa u hadley sidii hore uu ugu hadley sii hayaha wasiirka arrimaha gudaha C\/kariim Xuseen Guuleed,wuxuuna ku celiyey hadal uu ugu hanjabey shirkadaha isgaarsiinta,uuna ugu jawaabayey xarakada dagaalyahanada Al-shabaab oo hore iyaduna usoo saartey war ay ku mamnuuceyso internetka iyo fiber obtic mobile loo isticmaalo. Gudoomiyaha gobolka banaadir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19936","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19936","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19936"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19936\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19939,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19936\/revisions\/19939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19936"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19936"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19936"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}