{"id":19926,"date":"2014-01-15T20:58:35","date_gmt":"2014-01-15T17:58:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19926"},"modified":"2014-01-15T22:28:14","modified_gmt":"2014-01-15T19:28:14","slug":"19926","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19926\/","title":{"rendered":"Wafdi uu hugaaminayo sii hayahaya wasiirka arrimaha gudaha C\/kariim Xuseen Guuleed oo dalka Turkiga u dhoofey."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha dalka soomaaliya C\/weli Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmey safiirka dalka ingiriiska u fadhiya soomaaliya,isagoo tan iyo xiligii la magacaabey qaabiladii ugu horeysey ay tahey,wuxuuna ugu hambalyeeyey xilka loo magacaabey.<\/p>\n<p>R\/wasaaraha soomaaliya ayaa isaguna uga mahad celiyey safiirka ingiriiska u fadhiya soomaaliya,waxeyna labaduba u rajeeyeen labada dal kuwo xiriirkoodu sii adkaado waa soomaaliya iyo ingiriiskee.<\/p>\n<p>Dawlada dalka britain ayaa ah dawlad galaangal weyn ku leh arimaha soomaaliya iyadoo mar kasta taageero dhaqaale iyo mid maamulba ku leh xafiiska r\/wasaaraha mar walba talada haya,waana taas mida keentey in safiirku salaan iyo hambalyo hada ula yimaad r\/wasaare C\/weli Shekh Axmed oo hada laga sugayo in uu xukuumad soo dhiso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha dalka soomaaliya C\/weli Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmey safiirka dalka ingiriiska u fadhiya soomaaliya,isagoo tan iyo xiligii la magacaabey qaabiladii ugu horeysey ay tahey,wuxuuna ugu hambalyeeyey xilka loo magacaabey. R\/wasaaraha soomaaliya ayaa isaguna uga mahad celiyey safiirka ingiriiska u fadhiya soomaaliya,waxeyna labaduba u rajeeyeen labada dal kuwo xiriirkoodu sii adkaado waa soomaaliya iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19926","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19926","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19926"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19926\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19934,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19926\/revisions\/19934"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}