{"id":19924,"date":"2014-01-15T20:46:19","date_gmt":"2014-01-15T17:46:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19924"},"modified":"2014-01-15T21:09:39","modified_gmt":"2014-01-15T18:09:39","slug":"19924","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19924\/","title":{"rendered":"R\/wasaaraha dawlada federalka soomaaliya C\/weli Sheekh Axmed oo la kulmey safiirka dalka ingriiska u fadhiya soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha dalka soomaaliya C\/weli Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmey safiirka dalka ingiriiska u fadhiya soomaaliya,isagoo tan iyo xiligii la magacaabey qaabiladii ugu horeysey ay tahey,wuxuuna ugu hambalyeeyey xilka loo magacaabey.<\/p>\n<p>R\/wasaaraha soomaaliya ayaa isaguna uga mahad celiyey safiirka ingiriiska u fadhiya soomaaliya,waxeyna labaduba u rajeeyeen labada dal kuwo xiriirkoodu sii adkaado waa soomaaliya iyo ingiriiskee.<\/p>\n<p>Dawlada dalka britain ayaa ah dawlad galaangal weyn ku leh arimaha soomaaliya iyadoo mar kasta taageero dhaqaale iyo mid maamulba ku leh xafiiska r\/wasaaraha mar walba talada haya,waana taas mida keentey in safiirku salaan iyo hambalyo hada ula yimaad r\/wasaare C\/weli Shekh Axmed oo hada laga sugayo in uu xukuumad soo dhiso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha dalka soomaaliya C\/weli Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmey safiirka dalka ingiriiska u fadhiya soomaaliya,isagoo tan iyo xiligii la magacaabey qaabiladii ugu horeysey ay tahey,wuxuuna ugu hambalyeeyey xilka loo magacaabey. R\/wasaaraha soomaaliya ayaa isaguna uga mahad celiyey safiirka ingiriiska u fadhiya soomaaliya,waxeyna labaduba u rajeeyeen labada dal kuwo xiriirkoodu sii adkaado waa soomaaliya iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19924","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19924"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19929,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19924\/revisions\/19929"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}