{"id":19919,"date":"2014-01-15T19:26:56","date_gmt":"2014-01-15T16:26:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19919"},"modified":"2014-01-15T19:38:27","modified_gmt":"2014-01-15T16:38:27","slug":"19919","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19919\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xasan Sheekh oo waraaqihii aqoonsiga ka gudoomey safiir dawlada faransiisku usoo magacawdey dalka soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyada federalka soomaaliya ayaa waraaqihiisi aqoonsiga safiirnimo kala wareegey safiirka ay dawlada faransiisku usoo magacawdey dalka soomaaliya,kaas oo lagu magacaabo riing makes.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa safiirka ugu hambalyeeyey safiirka dalka faransiiska u fadhiyidoona dalka soomaaliya,waxeyna safiirka iyo wasiirada arimaha dibedda Fawsiya Yusuf Xaji Aadan ay si wadajir ah ula hadleen warbaahinta iyadoo ay labadooduba muujiyeen niyad sami iyo farxad la xiriirta dublamaasiyada cusub ee labada dal ay ku wada shaqeyn doonaan.<\/p>\n<p>Safiirka dalka faransiiska u fadhinaya soomaaliya niing makes ayaa sheegey in dalkiisa faransiisku uu dawlada federalka wax badan la qaban doonaan,uuna dalkiisa gaarsiindoono waxyaabaha ay u baahantahey in laga taageero dawlada soomaaliya.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee safiir waraaqihiisa lagala wareego,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo xukuumada waqtigan xilka sii heysa uu barlamaanku kalsoonida kala noqdey xukuumadii cusubna la la&#8217;yahey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyada federalka soomaaliya ayaa waraaqihiisi aqoonsiga safiirnimo kala wareegey safiirka ay dawlada faransiisku usoo magacawdey dalka soomaaliya,kaas oo lagu magacaabo riing makes. Madaxweynaha ayaa safiirka ugu hambalyeeyey safiirka dalka faransiiska u fadhiyidoona dalka soomaaliya,waxeyna safiirka iyo wasiirada arimaha dibedda Fawsiya Yusuf Xaji Aadan ay si wadajir ah ula hadleen warbaahinta iyadoo ay labadooduba muujiyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19919","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19919","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19919"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19919\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19922,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19919\/revisions\/19922"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19919"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19919"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19919"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}