{"id":19914,"date":"2014-01-14T23:02:28","date_gmt":"2014-01-14T20:02:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19914"},"modified":"2014-01-14T23:06:44","modified_gmt":"2014-01-14T20:06:44","slug":"19914","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19914\/","title":{"rendered":"Wada hadaladii u dhaxeeyey soomaaliya iyo maamulka Somaliland oo qarka u saaran in ay burburaan&#8230;.."},"content":{"rendered":"<p>Wadahadaladii u dhaxeeyey dawlada federalka soomaaliya iyo maamulka S\/land ayna dhexdhexaadineysey dawlada Turkiga ayaa ku dhaw in ay burburaan laguna kala tago,kadib markii ay wufuudii kasocotey maamulka somaliland ay mudo shan cisho ah ku suganyihiin dalka Turkiga iyagoo sugaya kuwa dawlada federalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Wufuudii dawladda dhexe ayaa waxaa xanibey golaha xukuumada cusub oo la filayey in lagu dhawaaqo isla markaasna ay suuroobi la&#8217;dahey,dalka martida loo yahey uma saamaxeyso in ergooyin dadkii la hadli lahaa ay hada kadib dhalanayaan in ay sugaan,dawlada federalkuna wey garan la&#8217;dahey in ay gudi joogto ah u xilsaarto arimaha dib u heshiisiinta dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee dhinacyada wada hadlaya dhinac kamid ah la waayo,waxeyna imaneysaa iyadoo labada dhinacba laga dereemayey niyad xumo uu midba midka kale ka qabo,dawlada Turkiguna waxey jeceshahey in ay noqoto dhaqtarkii daweeyey dhaawacyada soo kala gaarey dadka soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wadahadaladii u dhaxeeyey dawlada federalka soomaaliya iyo maamulka S\/land ayna dhexdhexaadineysey dawlada Turkiga ayaa ku dhaw in ay burburaan laguna kala tago,kadib markii ay wufuudii kasocotey maamulka somaliland ay mudo shan cisho ah ku suganyihiin dalka Turkiga iyagoo sugaya kuwa dawlada federalka soomaaliya. Wufuudii dawladda dhexe ayaa waxaa xanibey golaha xukuumada cusub oo la filayey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19914","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19914","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19914"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19914\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19917,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19914\/revisions\/19917"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}