{"id":19905,"date":"2014-01-14T21:23:57","date_gmt":"2014-01-14T18:23:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19905"},"modified":"2014-01-14T21:27:04","modified_gmt":"2014-01-14T18:27:04","slug":"19905","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19905\/","title":{"rendered":"Moshinkii la filayey in maanta la guda galo oo moshin kale lagu gudbey ama laga hor geeyey."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo loo balansanaa moshinkii ka dhanka ahaa wasiiradii xukuumadii dhacdey ee dr Saacid ayaa moshin kale oo tilmaamaya in dib loo dhigo moshinka la doonayey in damuljadiid daaqada laga saaro.<\/p>\n<p>Xildhibaanada barlamaanka soomaaliya ayaa u dhaqmaya sida kuwii kmg ahaa,waana arin u muuqata i jiid aan ku jiidee,waxeyna dad badani muujiyeen niyad xumo ay ka qabaan xubnaha barlamaanka oo aan si xil kasnimo ah u shaqeyneyn.<\/p>\n<p>Barlamaanka ayaa go&#8217;aamiyey in la qaato moshinka danbe taladiisa oo dib loo dhigo lamana oga waqtiga la guda galayo moshinkii barlamaanka hor yiil kaas oo looga soo hor jeedey in xubnaha xukuumadii hore aysan mar kale soo gelin xukuumada cusub ee laga sugayo in r\/wasare C\/weli Shekh Axmed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo loo balansanaa moshinkii ka dhanka ahaa wasiiradii xukuumadii dhacdey ee dr Saacid ayaa moshin kale oo tilmaamaya in dib loo dhigo moshinka la doonayey in damuljadiid daaqada laga saaro. Xildhibaanada barlamaanka soomaaliya ayaa u dhaqmaya sida kuwii kmg ahaa,waana arin u muuqata i jiid aan ku jiidee,waxeyna dad badani muujiyeen niyad xumo ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19905","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19905","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19905"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19907,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19905\/revisions\/19907"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}