{"id":19893,"date":"2014-01-14T20:50:34","date_gmt":"2014-01-14T17:50:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19893"},"modified":"2014-01-14T20:58:58","modified_gmt":"2014-01-14T17:58:58","slug":"19893","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19893\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha puntland C\/weli Gaas oo xilkii m\/weynaha puntland la wareegey."},"content":{"rendered":"<p>M\/weynaha cusub ee puntland C\/weli Cali Gaas ayaa maanta la wareegey xilka m\/weynenimo ee puntland,iyadoo ay khudbado ka jeediyeen m\/weynihii hore C\/raxmaan shekh Maxamed Faroole iyo C\/weli Cali Gaas.<\/p>\n<p>Labada m\/weyne ee xilka la kala wareegayey ayaa muujiyey niyad wanaag iyo saaxibtinimo aan hore loo ogeyn,waxaana goobjoog ka ahaa isimo,haween,dhalinyaro iyo qeybaha bulshada oo lagu soo casumey xaflada.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee puntland si doorasho ah xilka lagula kala wareego,hase yeeshee waxey tani kusoo beegmeysaa iyadoo muran ba&#8217;ani ka dhex jiro m\/weynaha dawlada dhexe iyo r\/wasaaraha uu dhawaan magacaabey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>M\/weynaha cusub ee puntland C\/weli Cali Gaas ayaa maanta la wareegey xilka m\/weynenimo ee puntland,iyadoo ay khudbado ka jeediyeen m\/weynihii hore C\/raxmaan shekh Maxamed Faroole iyo C\/weli Cali Gaas. Labada m\/weyne ee xilka la kala wareegayey ayaa muujiyey niyad wanaag iyo saaxibtinimo aan hore loo ogeyn,waxaana goobjoog ka ahaa isimo,haween,dhalinyaro iyo qeybaha bulshada oo lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19893","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19893","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19893"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19900,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19893\/revisions\/19900"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}