{"id":1989,"date":"2011-07-16T11:11:59","date_gmt":"2011-07-16T11:11:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1989"},"modified":"2011-07-16T11:11:59","modified_gmt":"2011-07-16T11:11:59","slug":"ciidamo-ka-tirsan-dowladda-kmg-soomaaliya-oo-dhac-u-geystay-maanta-qaar-ka-mid-ah-shirkadah-xawaaladaha-ee-degmada-xweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/ciidamo-ka-tirsan-dowladda-kmg-soomaaliya-oo-dhac-u-geystay-maanta-qaar-ka-mid-ah-shirkadah-xawaaladaha-ee-degmada-xweyne\/","title":{"rendered":"Ciidamo Ka Tirsan Dowladda KMG Soomaaliya Oo Dhac U Geystay Maanta Qaar Ka Mid Ah Shirkadah Xawaaladaha Ee Degmada X\/weyne"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/4-irdood.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1990\" title=\"4-irdood\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/4-irdood-300x168.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"168\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/4-irdood-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/4-irdood.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Qaar ka mid ah wariyayaasha Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom oo ku sugan Degmada X\/weyne ayaa soo sheegaya in saakay ciidamo ka tirsan Dowladda KMG Soomaaliya in dhac iyo boob ay u gesyteen mid ka mid ah Shirkadaha Xawaaladaha ee Degmada X\/weyne ku yaal<\/p>\n<p>Wariyaheena oo halkaasi ku sugan ayaa sheegaya in Maleeshiyaad ka tirsan TFG-da oo ku hubeysnaa hubka fudud gudaha inay u galeen shirkadda xawaalda Amal dabadeedna jir dil ay u geysteen Maamulka iyo howl wadeenada Xawaalada Amal ee Degmada X\/weyne<\/p>\n<p>Waxaana Maleeshiyaadkaasi ay dhaceen lacag ku dhow $1000 waxaana xilligaasi indhaha ay ka xereen dadkii halkaasi lacagta ka soo doontay iyo howlwadeenadii xawaalada Amal<\/p>\n<p>Maleeshiyaadkaasi ka tirsan TFG-da ayaa ka baxsaday goobtii dhaca ay ka geysteen iyagoona isla xilligaasi dhac u geystay Xarumo ganacsi oo ku yaal gudaha Suuqa X\/weyne<\/p>\n<p>C\/laahi Ibraahim Sahal Gardhuub oo ah gudoomiyaha Degmada X\/weyne ayaa sheegay in mudooyinkii ugu dambeeyay ciidamada dowladda ay ka wadeen guduha Degmadaasi ay ka wadeen falal ammi darro wuxuuna sheegay in ay qal qal galiayan amniga suuqa Degmada X\/weyne Maleeshiyaad ka tirsan TFG-da ayna dhacaan Taleefoonada Gacanta ay wataan Dadka rayidka ah<\/p>\n<p>Maleeshiyaadkaan ka tirsan TFG-da ayaa dhibaatooyin aad u badan ku haaya dadka rayidka ah ee deegaankaasi ku nool waxayna u geystaan dhac jir dil iyo mararka qaar dil bareer ah ay dadka u geystaan<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><font style=\"font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><\/span><\/p>\n<p><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><em><font style=\"font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/em><\/span><\/em><\/span><\/em><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/em><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p>Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><strong><em><font style=\"font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/em><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">mcaraab@hotmail.com<\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/em><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Qaar ka mid ah wariyayaasha Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom oo ku sugan Degmada X\/weyne ayaa soo sheegaya in saakay ciidamo ka tirsan Dowladda KMG Soomaaliya in dhac iyo boob ay u gesyteen mid ka mid ah Shirkadaha Xawaaladaha ee Degmada X\/weyne ku yaal Wariyaheena oo halkaasi ku sugan ayaa sheegaya in Maleeshiyaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1989","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1989"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1993,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1989\/revisions\/1993"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}