{"id":19889,"date":"2014-01-14T00:52:31","date_gmt":"2014-01-13T21:52:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19889"},"modified":"2014-01-14T01:03:22","modified_gmt":"2014-01-13T22:03:22","slug":"19889","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19889\/","title":{"rendered":"Xuska nebi Muxamed naxariis iyo nabedgelyo korkiisa ha ahaatee oo laga dhigey magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Xuska nebi muxamed swc ayaa lagu qabtey madaxtooyada jamhuuriyada soomaaliya iyadoo ay soo qabanqaabiyeen gudoomiyaha barlamaanka maxamed sheekh cismaan jawaari iyo khaliif macalim nuur oo labaduba sheegey in sanadkan muraadki la gaarey mar hadii m\/tooyadi lagu dhigey xuska nebi muxamed S.w.c.<\/p>\n<p>Dhanka kale hotel saxafi ayaa lagu qabtey xuska nebiga S.w.c,iyadoo halkaa uu ka hadley milkiilaha hotelka C\/rashiid Shire Ilqeyte kaasoo kamid ahaa kooxdi Argagixasa la dirirka la magac baxey kuwaas oo ay jilbaha u dhigeen maxkamadihii islaamiga ahaa ee dalka la wareegey 2005 ilaa 2006dii.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee waxaa sanadkan laga xusey dhalashada nebi Muxamed N.N.K.H. Meelo badan oo dalka gudihiisa ah ugu danbeyntiina waxaa qasiidooyin kasoo jeediyey Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ah culimada waaweyn ee dalka laga yaqaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xuska nebi muxamed swc ayaa lagu qabtey madaxtooyada jamhuuriyada soomaaliya iyadoo ay soo qabanqaabiyeen gudoomiyaha barlamaanka maxamed sheekh cismaan jawaari iyo khaliif macalim nuur oo labaduba sheegey in sanadkan muraadki la gaarey mar hadii m\/tooyadi lagu dhigey xuska nebi muxamed S.w.c. Dhanka kale hotel saxafi ayaa lagu qabtey xuska nebiga S.w.c,iyadoo halkaa uu ka hadley [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19889","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19889","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19889"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19889\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19891,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19889\/revisions\/19891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19889"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19889"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19889"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}