{"id":19868,"date":"2014-01-13T00:25:24","date_gmt":"2014-01-12T21:25:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19868"},"modified":"2014-01-13T00:29:11","modified_gmt":"2014-01-12T21:29:11","slug":"19868","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19868\/","title":{"rendered":"M\/weynaha puntland C\/weli Cali Gaas oo markii ugu horeysey la hadley qaar kamid ah qeybaha bulshada."},"content":{"rendered":"<p>Xubnihii musharaxiinta ahaa ee tartanka u galey m\/weynaha puntland ayaa ku gurya laabanaya meelihii ay ka yimaadeen,waxaana xaflad sagootin ah loogu sameeyey magaalada garoowe musharixii looga adkaadey tartanka m\/weynaha puntland musharax Cali Xaaji Warsame oo sheegey in uu xisbi siyaasadeed furanayo,uuna wadi doono hamiga m\/weynaha puntland.<\/p>\n<p>Dhanka kale m\/weynaha puntland ee tartanka ku guuleystey C\/weli Cali Gaas ayaa qabtey xaflad aad u balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen haweenka puntland,wuxuuna m\/weyne C\/weli Gaas uu balanqaadey in haweenka puntland uu xukuumadiisa ka siin doono xilal ka badan kuwii hore loo siin jirey,waxeyna sheegtey Caasho Geele oo wasiir hore u ahaan jirtey in m\/weyne C\/weli Gaas xilalka uu haweenka u qoondeeyey ay ku filaan doonaan,mansabka haweenkuna kor u kicidoono ayna ku qanacsanyihiin.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee m\/weyne C\/weli Gaas uu meel fagaare ah kala hadlo qeybaha bulshada qaarkood waxaana la filayaa in dhawaan lagu dhawaaqo xubnaha wasiirada puntland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnihii musharaxiinta ahaa ee tartanka u galey m\/weynaha puntland ayaa ku gurya laabanaya meelihii ay ka yimaadeen,waxaana xaflad sagootin ah loogu sameeyey magaalada garoowe musharixii looga adkaadey tartanka m\/weynaha puntland musharax Cali Xaaji Warsame oo sheegey in uu xisbi siyaasadeed furanayo,uuna wadi doono hamiga m\/weynaha puntland. Dhanka kale m\/weynaha puntland ee tartanka ku guuleystey C\/weli [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19868","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19868","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19868"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19871,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19868\/revisions\/19871"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}