{"id":19858,"date":"2014-01-12T22:34:03","date_gmt":"2014-01-12T19:34:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19858"},"modified":"2014-01-12T22:40:37","modified_gmt":"2014-01-12T19:40:37","slug":"19858","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19858\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha barlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo dhexdhexaadin ka dhexwada m\/weynaha iyo r\/wasaaraha C\/weli Sheekh Axmed."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha barlamaanka soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa dhexdhexaadin ka wada m\/weyne Xasan Sheekh iyo R\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh Axmed kuwaas oo isku mari la&#8217;a habka loo soo dhisayo xukuumada cusub ee laga sugayo C\/weli Sheekh Axmed.<\/p>\n<p>M\/weynaha iyo r\/wasaaraha ayaa isku haya xubno hore u ahaa wasiiro oo la saftey m\/weynaha markii ay is qabteen dr Saacid oo hada doonayo m\/weyne Xasan Sheekh in kuwan cusub lagu daro iyo r\/wasaaraha oo ka biyo diidan in wasiir hore uga amar qaadan waayey r\/wasaarihii isaga ka horeeyey in uusan isaga ka amar qaadaneyn aysana habooneyn in uu xukuumadiisa kusoo daro.<\/p>\n<p>M\/weyne Xasan Sheekh ayaa xubnahan isu dhawyihiin waana xubno ka tirsan ururka damuljadiid ee m\/weynaha lagu xanto in ay aad isugu dhawyihiin isaguna uu inkiro,laakiin ay mar mar xaaladu difaaciweyso inkiraada qaarkeed.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha barlamaanka ayaa isku dayaya in uu meel dhexe isugu keeno uuna yiraa wasiir walbaa hasoo qoro wasiir uu ku kalsoonyahey,sida xukuumadii farmaajo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha barlamaanka soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa dhexdhexaadin ka wada m\/weyne Xasan Sheekh iyo R\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh Axmed kuwaas oo isku mari la&#8217;a habka loo soo dhisayo xukuumada cusub ee laga sugayo C\/weli Sheekh Axmed. M\/weynaha iyo r\/wasaaraha ayaa isku haya xubno hore u ahaa wasiiro oo la saftey m\/weynaha markii ay is [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19858","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19858","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19858"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19858\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19861,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19858\/revisions\/19861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19858"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19858"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19858"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}