{"id":19834,"date":"2014-01-11T22:10:30","date_gmt":"2014-01-11T19:10:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19834"},"modified":"2014-01-11T22:16:15","modified_gmt":"2014-01-11T19:16:15","slug":"19834","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19834\/","title":{"rendered":"Dawlada dalka mareykanka oo qiratey in ciidamo ay ka joogaan dalka soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Dawlada mareykanka ayaa qiratey in ciidamo ka joogaan dalka soomaaliya,kuwaas oo ay dawlada mareyku ku sheegtey kuwo tababaro siinaya ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom.<\/p>\n<p>Dawlada mareykanka oo hore u qarinjirtey askarteeda soomaaliya ku sugan,lama oga waxa sababey in la shaaciyo ciidamada dalka mareykanka,waxeyse u badantahey in la gaarey yoolki mareykanku higsanayeen,ayna hada ku haboontahey sheegista warka la xiriira sheegista ciidamada dalka mareykanka ee ku sugan soomaaliya.<\/p>\n<p>Dawlada mareykanka ayaa soomaaliya ku fashilantey iyadoo kusoo gashey samafal kadibna la arkey iyadoo dagaal kula jirta qaar kamid ah jabhadihii soomaaliya ka jirey,ayna dhacdey qisadii ama filimki (black hawk down).<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ay dawlada mareykanku qirato joogista ciidamadeeda dalka soomaaliya,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo dawlada mareykanku ay tahey mid aad u taakuleyso dawlada federalka soomaaliya iyo ciidamada Amisom.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlada mareykanka ayaa qiratey in ciidamo ka joogaan dalka soomaaliya,kuwaas oo ay dawlada mareyku ku sheegtey kuwo tababaro siinaya ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom. Dawlada mareykanka oo hore u qarinjirtey askarteeda soomaaliya ku sugan,lama oga waxa sababey in la shaaciyo ciidamada dalka mareykanka,waxeyse u badantahey in la gaarey yoolki mareykanku higsanayeen,ayna hada ku haboontahey sheegista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19834","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19834"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19837,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19834\/revisions\/19837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}