{"id":19823,"date":"2014-01-11T17:01:01","date_gmt":"2014-01-11T14:01:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19823"},"modified":"2014-01-11T17:06:10","modified_gmt":"2014-01-11T14:06:10","slug":"19823","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19823\/","title":{"rendered":"R\/wasaarihii hore ee dalka Israa&#8217;iil oo maanta dhintey kadib sideed sano markii uu hurdey."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaarihii hore ee Israa&#8217;iil Aariyal Sharoon ayaa ku dhintey cisbitaal ku yaal dalka Israa&#8217;\u00edil kaas oo muddo 8 sano ah hurdayey kadib markii maskaxda dhiig uga furmey.<\/p>\n<p>Aariyal Sharoon ayaa ahaa ninkii dhibaatada ugu badan ka geystey bariga dhexe iyo falastiin,sida isagoo ka dhaliyey shaqaaqooyin iyo debed baxyo markii uu booqdey masjidka barakeysan ee Al aqsaa iyo isagoo weerarey dalka lubnaan qaxooti ku jirey oo falastiiniyiin ah kuwaas oo xasuuq ba&#8217;an loo geystey.<\/p>\n<p>Aariyal Sharoon ayaa ahaan jirey askeri aad usoo dagaalamey una xuub siibtey siyaasi mayal adag waxa uuna ku geeryoodey sideetan iyo shan sano oo sideed kamid ah uu ku qaatey hurdo iyo sariirta korkeeda.<\/p>\n<p>Aaska Aariyal Sharoon ayaa beryaha soo socda ka dhici doona dalka Israa&#8217;iil iyadoon la shaacin sida iyo habka uu u dhici doono iyo waliba dadka kasoo qeyb geli doona aaska r\/wasaarihii hore ee Israa&#8217;iil oo ku geeryoodey maanta meel u dhaw magaalada talapip ee dalka Israa&#8217;iil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaarihii hore ee Israa&#8217;iil Aariyal Sharoon ayaa ku dhintey cisbitaal ku yaal dalka Israa&#8217;\u00edil kaas oo muddo 8 sano ah hurdayey kadib markii maskaxda dhiig uga furmey. Aariyal Sharoon ayaa ahaa ninkii dhibaatada ugu badan ka geystey bariga dhexe iyo falastiin,sida isagoo ka dhaliyey shaqaaqooyin iyo debed baxyo markii uu booqdey masjidka barakeysan ee Al [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19823","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19823","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19823"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19823\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19826,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19823\/revisions\/19826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19823"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19823"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19823"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}