{"id":1980,"date":"2011-07-15T16:05:43","date_gmt":"2011-07-15T16:05:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1980"},"modified":"2011-07-15T16:05:43","modified_gmt":"2011-07-15T16:05:43","slug":"xarkada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-diyaar-garow-ugu-jira-xamlada-bisha-ramadaan-iyo-ciidamo-hor-leh-oo-tababar-soo-dhameestay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/xarkada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-diyaar-garow-ugu-jira-xamlada-bisha-ramadaan-iyo-ciidamo-hor-leh-oo-tababar-soo-dhameestay\/","title":{"rendered":"Xarkada Mujaahidiinta Al Shabaab Oo Diyaar Garow Ugu Jira Xamlada Bisha Ramadaan Iyo Ciidamo Hor Leh Oo Tababar Soo Dhameestay"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/alshabaab7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1981\" title=\"alshabaab7\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/alshabaab7-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/alshabaab7-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/alshabaab7.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Maamulda wilaayaadka islaamiga ee xarakada mujaahidiinta alshabaab ayaa diyaar garow ugu jira sidee weerar xoogan ugu qaadi lahaayeen goobaha yar dhibaateeyaanka ciidama dawlada iyo iyo kuwa shisheeye ay kuhayaan.<\/p>\n<p>Diyaar garawga ay wadaan mujaahidiinta alshabaab ayaa waxa ay keeni karataa iney xureeyaan goobaha ayar ee kacanta kuhayaan ciidamada shisheeye, iyo dawlada TFG.<\/p>\n<p>Dhanka kale Maamulka Degmada buur-hakabo wilaayada Bay iyo Bakool ayaa shalay khudbado ujeediyay boqolaal katirsan geesiyaasha towxiidka oo tababar meleteri iyo dowro diini ah kusoo dhameystay mucaskaraat kuyaal gudaha wilaayada.<\/p>\n<p>Ciidamada oo boqolaal kor udhaafayay ayaa socdaalo kusoo maray daafaha degmada iyagoo isugusoo uruuray farasmagaalaha oo ay kusugnaayeen mas\u2019uuliyiinta maamulka odayaasha degmada iyo dadweyne daawasho uyimid.<\/p>\n<p>Waaliga degmada Buurhakaba ayaa fagaara ku yaal Buurhakaba kala hadlay shacabka degmadaasi iyo ciidanka tababarka soo dhamaystay wuxuuna sheegay in jihaadka ka socda Soomaaliya uu ka gudbay xiligii isbaara loo dhigan karay islamarkaana wixii hadda ka dambeeya uu jihaadku noqon doono mid dalab ah marka cadawga shisheeye dalka laga saaro.<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p>Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\">mcaraab@hotmail.com<\/span><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Maamulda wilaayaadka islaamiga ee xarakada mujaahidiinta alshabaab ayaa diyaar garow ugu jira sidee weerar xoogan ugu qaadi lahaayeen goobaha yar dhibaateeyaanka ciidama dawlada iyo iyo kuwa shisheeye ay kuhayaan. Diyaar garawga ay wadaan mujaahidiinta alshabaab ayaa waxa ay keeni karataa iney xureeyaan goobaha ayar ee kacanta kuhayaan ciidamada shisheeye, iyo dawlada TFG. Dhanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1980","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1980","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1980"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1980\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1983,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1980\/revisions\/1983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1980"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1980"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1980"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}