{"id":19796,"date":"2014-01-09T22:58:14","date_gmt":"2014-01-09T19:58:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19796"},"modified":"2014-01-09T23:04:33","modified_gmt":"2014-01-09T20:04:33","slug":"19796","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19796\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xasan Sheekh oo hambalyo iyo bogaadin u direy m\/weynaha cusub ee puntland C\/weli Max&#8217;d Cali Gaas."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawlada federalka soomaaliya prof. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysey hambalyo u direy madaxweynaha cusub ee puntland C\/weli Gaas iyo xildhibaanada doortey maamulka cusub ee shanta sano ee soo socota hugaamin doona maamul goboleedka puntland.<\/p>\n<p>M\/weyne Xasan Sheekh ayaa aad ugu faraxsanaa doorashada la doortey C\/weli Maxamed Cali Gaas kaas oo ay saaxiibtinimo siyaasadeed ay ka dhaxeyso waayo markii uu isagu tartanka m\/weyne uu Xasan Sheekh ku jirey lana soo gaarey wareegii ugu danbeeyey ayuu C\/weli ugu shubey codadkiisii madaxweynaha xiligan ee dawlada dhexe Xasan Sheekh Maxamuud,halkaasna uu ku noqdey madaxweynaha dawlada federalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ay muuqato isusoo dhawaansho puntland iyo dawlada dhexe,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo xukuumad cusub la filayo in uu ku dhawaaqo r\/wasaaraha cusub C\/weli Sheekh Axmed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawlada federalka soomaaliya prof. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysey hambalyo u direy madaxweynaha cusub ee puntland C\/weli Gaas iyo xildhibaanada doortey maamulka cusub ee shanta sano ee soo socota hugaamin doona maamul goboleedka puntland. M\/weyne Xasan Sheekh ayaa aad ugu faraxsanaa doorashada la doortey C\/weli Maxamed Cali Gaas kaas oo ay saaxiibtinimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19796","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19796"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19799,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19796\/revisions\/19799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}