{"id":19782,"date":"2014-01-08T23:39:22","date_gmt":"2014-01-08T20:39:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19782"},"modified":"2014-01-09T00:03:45","modified_gmt":"2014-01-08T21:03:45","slug":"19782","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19782\/","title":{"rendered":"41 guuradii kasoo wareegtey markii la aas aasey iskaashatooyinka soomaaliyeed oo muqdisho ka dhacdey."},"content":{"rendered":"<p>Sanadguuradii 41&#8217;aad ee kasoo wareegtey markii la aas aasey Iskaashatooyinka soomaaliyeed taas oo lagu qabtey hutelka city palace oo muqdisho ku yaal,iyadoo ay kasoo qeyb galeen 17ka waaxood ee ay ka koobantahey iskaashatooyinka soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa waxaa kasoo qeyb galey madaxda waaxaha iskaashatooyinka soomaaliyeed,madaxda maamulka gobolka banaadir iyo marti sharaf kale oo lagu casuumey,iyadoo ay ka hadleen madax farabadan iyadoo ay dhamaantood wada qireen awooda ay leeyihiin iskaashatooyinka soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Maxamuud Axmed Nuur oo gunaanadkii iyo gabangabadii xaflada soo xirey ayaa ku dheeraadey wax tarka iyo awooda ay leeyihiin iskaashatooyinka soomaaliyeed,isagoo ku adkeeyey in ay iskaashatooyinku higsadaan horumarka dalka ayna ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobolka ahna duqa magaalada muqdisho ayaa ku amaaney iskaashatooyinka soomaaliya isla markaana hambalyo u direy m\/weynaha cusub ee puntland C\/weli Gaas oo hal cod uga guuleystey m\/weynihii hore C\/raxamaan Faroole.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sanadguuradii 41&#8217;aad ee kasoo wareegtey markii la aas aasey Iskaashatooyinka soomaaliyeed taas oo lagu qabtey hutelka city palace oo muqdisho ku yaal,iyadoo ay kasoo qeyb galeen 17ka waaxood ee ay ka koobantahey iskaashatooyinka soomaaliyeed. Kulankan ayaa waxaa kasoo qeyb galey madaxda waaxaha iskaashatooyinka soomaaliyeed,madaxda maamulka gobolka banaadir iyo marti sharaf kale oo lagu casuumey,iyadoo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19782","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19782"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19785,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19782\/revisions\/19785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}