{"id":19745,"date":"2014-01-07T00:19:09","date_gmt":"2014-01-06T21:19:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19745"},"modified":"2014-01-07T00:22:04","modified_gmt":"2014-01-06T21:22:04","slug":"19745","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19745\/","title":{"rendered":"Ciidamo bolis Amisom ah oo muqdisho soo gaarey waa imisa tiradoodu?&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo bolis ah oo u dhashey dalka nayjeriya ayaa kasoo degey garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan cadde airport,ciidamadaas oo tiradoodu gaareyso 70 askeri ayaa waxey bedeli doonaan kuwo hore usii joogey oo u dhashey isla dalkaas.<\/p>\n<p>Ciidamada boliska ah ee dalka soo gaarey ayaa waxaa lagu sheegey in ay yihiin kuwo aad u tababaran oo yaqaan habka denbi baarista iyo ka hor tagga debiyada,waxeyna caawinayaan boliska somaalida.<\/p>\n<p>Ciiadamada ajnebiga ah ee kusugan soomaaliya ayaa isugu jira bolis iyo milateri,kuwaas oo soomaaliya ugu hawlgala magaca Amisom,iyadoo tiradoodu ku dhawdahey 20.000 (labatan kun) oo askeri kuwaas oo dhaqaalahooda ay bixiyaan beesha caalamka,waxeyna u muuqdaan kuwo soo shaqo tagey oo aan u socon in dhibaatadu soo af jaranto.<\/p>\n<p>Magaca Amisom ayey dad soomaali ahi u arkaan mid dadka soomaaliyeed aan danihiisa u adeegeyn oo la rabo in caalamka lacag looga cuno laguna farageliyo arrimaha gudaha iyo siyaasada soomaaliya.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay ciidamo ku socda magaca Amisom ay soomaaliya soo gaaraan,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo xukuumada cusub ninka hada loo doortey in uu hugaamiyo C\/weli Shekh Axmed uu dhawaan sheegey in uu alshabaab ka xoreynayo meelo ay hada maamulaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo bolis ah oo u dhashey dalka nayjeriya ayaa kasoo degey garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan cadde airport,ciidamadaas oo tiradoodu gaareyso 70 askeri ayaa waxey bedeli doonaan kuwo hore usii joogey oo u dhashey isla dalkaas. Ciidamada boliska ah ee dalka soo gaarey ayaa waxaa lagu sheegey in ay yihiin kuwo aad u tababaran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19745","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19745","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19745"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19745\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19747,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19745\/revisions\/19747"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}