{"id":19736,"date":"2014-01-06T22:00:09","date_gmt":"2014-01-06T19:00:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19736"},"modified":"2014-01-06T23:15:22","modified_gmt":"2014-01-06T20:15:22","slug":"19736","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19736\/","title":{"rendered":"Maxkamada ciidamada qalabka sidda oo xukun dil ah ku fulisey askeri hore u diley qof rayid ah."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa fulisey qisaas dil ah iyadoo ku fulisey askeri ciidamada xoga ka tirsanaa kaas oo hada ka hor u diley qof rayid ah degmada h\/wadaag ee gobolka banaadir.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sidda Liibaan ayaa sheegey in askerigan oo ka mid ahaa ilaalada gudoomiyaha deg. H\/wadaag uu hore u diley qof rayid ah maxkamada ciidamada qalabka sidana ay ku heshey denbigaas lana fulinayo dilka ay maxkamadu xukuntey waana lagu fuliyey.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay maxkamada ciidamada qalabka sida ay dil ku fulisey qof diley qof kale,waxeyse kusoo beegmeysaa iyadoo qaati laga taaganyahey meelo badan oo dalka kamid ah askarta ciidamada qalabka sida oo isu ekeysiinaya ciidamo beeleedyo dadka dhacaya kufsanaya ama dilayaba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa fulisey qisaas dil ah iyadoo ku fulisey askeri ciidamada xoga ka tirsanaa kaas oo hada ka hor u diley qof rayid ah degmada h\/wadaag ee gobolka banaadir. Gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sidda Liibaan ayaa sheegey in askerigan oo ka mid ahaa ilaalada gudoomiyaha deg. H\/wadaag uu hore u diley qof [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19736","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19736","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19736"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19743,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19736\/revisions\/19743"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}