{"id":19714,"date":"2014-01-05T01:01:52","date_gmt":"2014-01-04T22:01:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19714"},"modified":"2014-01-05T01:04:26","modified_gmt":"2014-01-04T22:04:26","slug":"19714","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19714\/","title":{"rendered":"Dagaalyahanada xarakada Alshabaab oo weerar ku qaadey deg. Jannaale ee gobolka Sh\/hose."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal aad u qaraar ayaa ka dhacey degmada jannaale ee gobolka Sh\/hoose iyadoo leys weydaarsadey hubka kiisa cul culus iyo midka fududba,iyadoo muddo saacad kabadan la maqlayey daryanka madaafiicda iyo qoryaha darandooriga u dhaca.<\/p>\n<p>Degmada Jannaale oo lagala wareegey dagaalyahanada Xarakada Alshabaab ayaa waxaa weerarey oo dagaalkan ka danbeeyey xarakada dagaalyahanada Alshabaab oo xeeladoodi dagaal u bedeley dagaalka gorilaha,ama ku dhufo oo ka dhaqaaq.<\/p>\n<p>Lama oga khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee soo kala gaarey labada dhinac ee ku dagaalamey deg. Jannaale ee gobolka sh\/hoose,waa dagaalyahanada xarakada Alshabaab iyo ciidamada dawlada federalka oo ay taageerayaan ciidamada Amisom.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee leysku fara saaro degmada Jannaale,waxeyse tani kusoo beegmeysaa iyadoo dawlada federalka r\/wasaaraheeda cusubi balan ku qaadey sifeynta Alshabaab meelaha ay xukumaan ama heystaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal aad u qaraar ayaa ka dhacey degmada jannaale ee gobolka Sh\/hoose iyadoo leys weydaarsadey hubka kiisa cul culus iyo midka fududba,iyadoo muddo saacad kabadan la maqlayey daryanka madaafiicda iyo qoryaha darandooriga u dhaca. Degmada Jannaale oo lagala wareegey dagaalyahanada Xarakada Alshabaab ayaa waxaa weerarey oo dagaalkan ka danbeeyey xarakada dagaalyahanada Alshabaab oo xeeladoodi dagaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19714","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19714","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19714"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19714\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19716,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19714\/revisions\/19716"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}