{"id":19710,"date":"2014-01-05T00:40:13","date_gmt":"2014-01-04T21:40:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19710"},"modified":"2014-01-05T00:44:08","modified_gmt":"2014-01-04T21:44:08","slug":"19710","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19710\/","title":{"rendered":"Barlamaanka cusub ee puntland oo doortey gudoomiye iyo labo gud.kuxigeen."},"content":{"rendered":"<p>Barlamaanka cusub ee dawlad goboleedka puntland ayaa doortey gudoomiye iyo labo gudoomiye ku xigeen,barlamaanka puntland oo ka kooban 64 xubnood ayaa ah kuwo cusub oo bedelay kuwii hore u joogey,iyadoo ay jiraan tiro yar oo kusoo laabatey kursiga barlamaanka.<\/p>\n<p>Waxaana gudoomiyaha barlamaanka puntland loo doortey nin hore usoo noqdey wasiirka xanaanada xoolaha marna soo noqdey xildhibaan dawladii uu madaxweynaha ka ahaa C\/hi Yusuf alaha u naxariistee waa ninka lagu magacaabo Siciid Xasan Shire iyadoo sidoo kalena labo gudoomiye ku xigen oo la kala yiraahdo  C\/xamiid C\/salaam iyo C\/salaam macalim Daahir.<\/p>\n<p>Barlamaanka cusub ee puntland ayaa doorandoona m\/weynaha puntland iyo m\/weyne kuxigeen hugaaminaya puntland afarta sano ee soo socota hadii alle nagu simo,waxaana ku loo lamaya in kabadan toban musharax oo uu ku jiro m\/weynaha xiligan xilka puntland haya C\/raxmaan Sheekh Maxamuud,waana la arki doonaa cidda ay barlamaanku u doortaan hugaaminta dawladgoboleedka puntland afarta sano ee nagu soo aadan insha allaah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barlamaanka cusub ee dawlad goboleedka puntland ayaa doortey gudoomiye iyo labo gudoomiye ku xigeen,barlamaanka puntland oo ka kooban 64 xubnood ayaa ah kuwo cusub oo bedelay kuwii hore u joogey,iyadoo ay jiraan tiro yar oo kusoo laabatey kursiga barlamaanka. Waxaana gudoomiyaha barlamaanka puntland loo doortey nin hore usoo noqdey wasiirka xanaanada xoolaha marna soo noqdey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19710","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19710","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19710"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19710\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19712,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19710\/revisions\/19712"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19710"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19710"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19710"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}