{"id":19706,"date":"2014-01-05T00:14:06","date_gmt":"2014-01-04T21:14:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19706"},"modified":"2014-01-05T00:17:03","modified_gmt":"2014-01-04T21:17:03","slug":"19706","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19706\/","title":{"rendered":"R\/wasaaraha dawlada federalka C\/weli Shekh Axmed oo barlamaanka ka codsadey hakinta hindise sharciyedyo."},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisalwasaaraha dawlada federalka C\/weli sh Axmed ayaa barlamaanka soomaaliya ka codsadey in la hakiyo ka doodista hindise sharciyeedyadii ay soo gudbisey xukuumadii uu hugaaminayey r\/wasaarihii hore dr Saacid inta uu kasoo dhisayo xukuumada la filayo in uu dhawaan ku dhawaaqo.<\/p>\n<p>Lama oga sababta ka danbeysa iyo culeyska ay ku hayaan r\/wasaaraha hindise sharciyeedyada ay xukuumadii isaga ka horeysey barlamaanka geysey qaarkoodna la meelmariyey,waxaase barlamaanka hortiisa ka sheegey codsiga r\/wasaaraha gud. Barlamaanka Max&#8217;d Shekh Cisman Jawaari.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee r\/wasaare C\/weli Shekh Axmed uu barlamaanka codsi u diro,waxeyna kusoo beegantey iyadoo muran ka dhex jiro m\/weynaha iyo r\/wasaaraha kaas oo la xiriira qaab dhismeedka xukuumada uu soo dhisayo r\/w C\/weli Shekh Axmed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisalwasaaraha dawlada federalka C\/weli sh Axmed ayaa barlamaanka soomaaliya ka codsadey in la hakiyo ka doodista hindise sharciyeedyadii ay soo gudbisey xukuumadii uu hugaaminayey r\/wasaarihii hore dr Saacid inta uu kasoo dhisayo xukuumada la filayo in uu dhawaan ku dhawaaqo. Lama oga sababta ka danbeysa iyo culeyska ay ku hayaan r\/wasaaraha hindise sharciyeedyada ay xukuumadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19706","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19706","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19706"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19708,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19706\/revisions\/19708"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}