{"id":19698,"date":"2014-01-04T23:55:04","date_gmt":"2014-01-04T20:55:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19698"},"modified":"2014-01-05T00:00:50","modified_gmt":"2014-01-04T21:00:50","slug":"19698","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19698\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha degmada yaaqshiid Muxiyadiin Xasan Jurus oo ka badbaadey isku dey dil.."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha degmada yaaqshiid Muxiyadiin Xasan Jurus ayaa la sheegayaa in uu ka badbaadey isku dey dil,waxaana la soo sheegayaa in ay wax gaareen ciidankii ilaalada u ahaa qaarkood oo aan si cad loo qeexin dhimasho iyo dhaawaca sida uu kala yahey.<\/p>\n<p>Degmada yaaqshiid oo hore gudoomiyeyaal soo marey la diley ayaa in mudo ah gudoomiyaha degmada yaaqshiid Muxiyadiin Xasan Jurus waxa uu ahaa nin si aad ah ula dagaalama xarakada dagaalyahanada alshabaab,isagoo noqdey nin ku guuleystey abaalmarin lacageed iyo shahaado sharafyo uu bixiyey maamulka gobolka banaadir.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee leysku dayo ama la dilo gudoomiyeyaal degmo kuwaas oo ah gundhiga maamul ee gobolkan banaadir uu leeyahey waana midaas mida loo bartilmaameedsanayo iyadoo indhaweyd aysan jirin gudomiye degmo oo la diley ama la dhaawacey.<\/p>\n<p>Isku deyga dilka gud. Degmada yaaqshiid ayaa kusoo beegmeysa xili xarakada dagaalyahanada Alshabaab ay hanjabaad u direen dadka debedaha kasoo laabtey oo ay ugu yeereen Danyuusbaro. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha degmada yaaqshiid Muxiyadiin Xasan Jurus ayaa la sheegayaa in uu ka badbaadey isku dey dil,waxaana la soo sheegayaa in ay wax gaareen ciidankii ilaalada u ahaa qaarkood oo aan si cad loo qeexin dhimasho iyo dhaawaca sida uu kala yahey. Degmada yaaqshiid oo hore gudoomiyeyaal soo marey la diley ayaa in mudo ah gudoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19698","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19698","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19698"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19704,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19698\/revisions\/19704"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}