{"id":19691,"date":"2014-01-03T00:54:48","date_gmt":"2014-01-02T21:54:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19691"},"modified":"2014-01-03T01:07:05","modified_gmt":"2014-01-02T22:07:05","slug":"raiisul-wazaare-cwali-sheekh-axmed-oo-cambaareerey-qaraxyaddii-ka-dhacay-hotel-jazeera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/raiisul-wazaare-cwali-sheekh-axmed-oo-cambaareerey-qaraxyaddii-ka-dhacay-hotel-jazeera\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wazaare C\/wali Sheekh Axmed Oo Cambaareerey Qaraxyaddii Ka Dhacay Hotel Jazeera"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/01\/images.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/01\/images.jpg\" alt=\"images\" width=\"275\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-19694\" \/><\/a><br \/>\nRa\u2019iisul Wazaare Cabdi Wali Sheekh Axmed Max\u2019ed Ayaa Maanta Markii Ugu Hreesay Cambaareen Dusha Kaga Tuuray Dagaalyahanada Al-Shabaab Oo KanDambeeyey Qaraxyo Xalay Ka Dhacay Meelo Ka Mid Ah Muqdisho Sda Uu Sheegtay Afahayeenkooda Sheekh Cali Max\u2019uud Raage Sh.Cali Dheere<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wazaaraha Ayaa Wacad Ku MAray In Uu Cagta Marindoono Gabi Ahaanba Meelaha Ay Ku SuganyihiinAl-shabaab In Ay Ka Wareegi Doonaa Isagoona Ugu Baaqay Beesha Caalamka Iyo Cidanada AMISOM In Ay Gacan Ku Siyaan Sidii Loola Diriri LAhaa Dagaalyahanada Al-shabaab<\/p>\n<p>Cabdi Wali Sheekh Ra;iisul Wazaaraha Soomaaliya Ayaa La Filayoaaan  Ku Dhawaaqo Xukuumadiisa iyadoo Ay Isku Mari La\u2019yihiin Beesha Direed In Xukuumada Loo Sameeyo Saddex Ra\u2019iisul Wazaare Ku Xgeen Ayna Ku Doodayaan In Dastuurka Uusan Ogoleen Sidan Balse uu Ogolyahay Hal Ra\\iisul Wazaare Ku Xigeen<\/p>\n<p>Hanjabaada Ra\\iisulwazaaraha Cusub Ayaa ku SOo Beegmeysa Xilli Ciidamada Ithopia Ay Sheegeen In Ay Ka Midyihin AMISOM Soona Galeen Gudaha Dalka Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wazaare Cabdi Wali Sheekh Axmed Max\u2019ed Ayaa Maanta Markii Ugu Hreesay Cambaareen Dusha Kaga Tuuray Dagaalyahanada Al-Shabaab Oo KanDambeeyey Qaraxyo Xalay Ka Dhacay Meelo Ka Mid Ah Muqdisho Sda Uu Sheegtay Afahayeenkooda Sheekh Cali Max\u2019uud Raage Sh.Cali Dheere Ra\u2019iisul Wazaaraha Ayaa Wacad Ku MAray In Uu Cagta Marindoono Gabi Ahaanba Meelaha Ay Ku SuganyihiinAl-shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19691","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19691","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19691"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19691\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19695,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19691\/revisions\/19695"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}