{"id":1969,"date":"2011-07-14T14:43:20","date_gmt":"2011-07-14T14:43:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1969"},"modified":"2011-07-14T14:43:20","modified_gmt":"2011-07-14T14:43:20","slug":"maamulada-xubin-iyo-xeeb-iyo-galmudug-oo-lagu-cadaadinayo-la-daagalanka-mujaahidiinta-al-shabaab-iyo-tiiceey-oo-sheegay-inay-ka-cabsi-qabaan-johny-carson-balantu-inuu-kaga-baxo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/maamulada-xubin-iyo-xeeb-iyo-galmudug-oo-lagu-cadaadinayo-la-daagalanka-mujaahidiinta-al-shabaab-iyo-tiiceey-oo-sheegay-inay-ka-cabsi-qabaan-johny-carson-balantu-inuu-kaga-baxo\/","title":{"rendered":"Maamulada Xubin Iyo Xeeb Iyo Galmudug Oo Lagu Cadaadinayo La Daagalanka Mujaahidiinta Al Shabaab Iyo Tiiceey Oo Sheegay Inay Ka Cabsi Qabaan Johny Carson Balantu Inuu Kaga Baxo"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\" dir=\"ltr\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/sam_0021-300x225.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1970\" title=\"Caali iyo Tiiceey\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/sam_0021-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\" dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Maamuladaani Galmudug iyo Xubin iyo Xeeb oo ka mid ah Maamulada lagu soo dhisay dalka dibadiisa ayaa lagu cadaadinayaa inay la dagaalamaan Mujaahidiinta Al Shabaab sida ay dagaalka kula jiraan Mujaahidiinta kooxda Ahlu Sunnah<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Dalka Mareekanka ayaa cadaadis kulul ku haaya Maamulada isagoona ku cadaadinaya in ay la dagaalamaan Mujaahidiinta Al Shabaab arintaan ayaa waxaa ogalaaday Maxamed Axmed Caalim oo ah horjoogaha Maamulka Galmudug isagoona saxiixay in uu la dagaalamo Mujaahidiinta Al Shabaab ka dib markii uu la kulmay xoghayaha qaarada Afrika u qaabilsan Dalka Mareekanka waxayna wada galeen heshiis ka dhan ah la dagalanka shareecada Islaamka iyo in la suuliyo cid waliba oo sheegatay Muslimnimo uuna kala shaqeeyo Mareekanka La dagaalanka diinta Islaamka<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Maxamed Aadan Tiiceey oo ah horjoogaha xubin iyo xeeb ayaa arintaasi ka caga jiidaya isagoona wada tashi u yimid Magaalada Muqdisho kaas oo ku wajahan siduu ka yeeli lahaa arinta ku aadan heshiiskan uu Johny Carson soo hordhigay<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wuxuuna wada tashiyo la wadaa xubno ka tirsan TFG-da uu kala hadlayo sidii uu ka yeeli lahaa heshiiskaasi<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Maxamed Aadan Tiiceey oo wareysi siiyay Idaacadda Al Furqaan ayaa sheegay in uu ka baqdin qabo Johny Carson inuu balanta kaga baxo ka dib markii dagaal ay la galaan Mujaahidiinta Al Shabaab<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Tiicey ayaa sheegay in cabsidaaasi ay qabaan hasa yeeshee wuxuu ka gaabsaday wararka sheegaya in cadaadis kaga imaanayo Dowladda Mareekanka oo ku aadan in lala dagaalamo Mujaahidiinta Al Shabaab<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Hasa yeeshee wararka ay heleyso Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom ayaa sheegaya in Tiicey iyo Caalim lagu cadaadinayo in ay la dagaalamaan Mujaahidiinta Al Shabaab taas ay ku cadaadinesyo Dowladda Mareekanka<\/p>\n<p><strong><em><\/p>\n<p dir=\"ltr\">warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p><\/em><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Office<\/p>\n<p dir=\"ltr\">+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p dir=\"ltr\">(<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\"><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a> &amp; <a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/strong><\/a>mcaraab@hotmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Maamuladaani Galmudug iyo Xubin iyo Xeeb oo ka mid ah Maamulada lagu soo dhisay dalka dibadiisa ayaa lagu cadaadinayaa inay la dagaalamaan Mujaahidiinta Al Shabaab sida ay dagaalka kula jiraan Mujaahidiinta kooxda Ahlu Sunnah Dalka Mareekanka ayaa cadaadis kulul ku haaya Maamulada isagoona ku cadaadinaya in ay la dagaalamaan Mujaahidiinta Al Shabaab arintaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1969","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1969","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1969"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1973,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1969\/revisions\/1973"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}