{"id":19686,"date":"2014-01-02T22:44:44","date_gmt":"2014-01-02T19:44:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19686"},"modified":"2014-01-02T22:44:44","modified_gmt":"2014-01-02T19:44:44","slug":"19686","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19686\/","title":{"rendered":""},"content":{"rendered":"<p>Qaraxyadii xaley lagu qaadey goobo kamid ah muqdisho ayaa waxaa masuuliyadeeda qaatey oo sheegtey in ay ka danbeeyeen dagaalyahanada xarakada Alshabaab.<\/p>\n<p>Afhayeenka guud ee xarakada dagaalyahanada Alshabaab Shekh Cali Maxamu&#8217;d Raage oo la hadlayey warbaahinta ku hadasha afka Alshabaab ayaa sheegey in ay alshabaab ka danbeeyeen weeraradii lagu qaadey goobo muqdisho ka mid ah,wuxuuna sheegey in ay dileen gaalo caddaan ah,gaallo madaw iyo murtadiin wax uu ugu yeerey,sidoo kale waxaan ku dilney buu yiri Xildhibaano,waa sida uu hadalka u yiriye.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Dheere oo la hadlayey dadka soomaaliyeed ayaa sheegey in madaxda ciidanka xoga dalku sheegeen cidda ay la dirirayaan oo cadawgooda ah ay yihiin macalimka dugsiga dhiga sheekh masjidka tafsiirka ka aqrinaya iyo ilmaha ay wax u dhigayaan,isagoo eedda ku darey m\/weyne Xasan Sheekh,wuxuuna ku yiri bulshada soomaaliyeed waad u jeedaan oo aad maqleysaan ee ciidamada soomaaliyeed yeysan yeelin mar hadii la leeyahey soo dil macalinkii diinta kuu dhigey iyo sheekhi hooyadaa mehriyey waa aduun iyo aakhiro beel ee ka jooga amarada qaldan ee ay idin farayaan isagoo madaxdana ugu baaqey in ay ka joogaan soomaalidana aysan isku dirin oo aysan noqonin kuwa aduun iyo aakhiroba hooga.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay dagaalyahanada xarakada Alshabaab afhayeenkoodu sheego ama qirto in uu masuul ka yahey denbiyo dhacey,haseyeeshee waxey kusoo beegmeysaa iyadoo dhawaan m\/weyne Xasan Sheekh uu sheegey in amniga waxweyn ka qabteen ayna xaqiijiyeen amniga muqdisho iyo meelo kale oo dawladu gacanta ku heyso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxyadii xaley lagu qaadey goobo kamid ah muqdisho ayaa waxaa masuuliyadeeda qaatey oo sheegtey in ay ka danbeeyeen dagaalyahanada xarakada Alshabaab. Afhayeenka guud ee xarakada dagaalyahanada Alshabaab Shekh Cali Maxamu&#8217;d Raage oo la hadlayey warbaahinta ku hadasha afka Alshabaab ayaa sheegey in ay alshabaab ka danbeeyeen weeraradii lagu qaadey goobo muqdisho ka mid ah,wuxuuna sheegey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19686","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19686","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19686"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19686\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19687,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19686\/revisions\/19687"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19686"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19686"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19686"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}