{"id":19670,"date":"2014-01-02T01:55:11","date_gmt":"2014-01-01T22:55:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19670"},"modified":"2014-01-02T02:11:01","modified_gmt":"2014-01-01T23:11:01","slug":"19670","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/19670\/","title":{"rendered":"R\/wasaare C\/weli Sheekh Axmed oo golaha xukuumada la filayo in uu ku dhawaaqo saacadaha soo socda."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh Axmed ayaa la filayaa in uu ku dhawaaqo xukuumadiisa iyadoo muran uu soo kala dhexgaley beesha direed iyo r\/wasaaraha waxeyna ku muransanyihiin arin dastuuri ah taasoo la oran karo waa looga gar leeyahey cidii dastuurka wax dhaafsan wadata.<\/p>\n<p>R\/wasaare C\/weli Shekh Axmed ayaa doonaya in uu r\/wasare ku xigeenada ka dhigo 3 halka beesha direed ay arintaas ku tilmaameen xad gudub iyo dastuurka oo laga talaabsadey,waayo dastuurka ayaa sheegaya r\/wasaare iyo hal r\/wasaare kuxigeen kaliya,waxeyna leeyihiin taas lagama gudbi karo.<\/p>\n<p>M\/weynaha iyo r\/wasaaraha ayaa doonaya r\/wasaare kuxigeeno sadex ah,iyadoo beesha direed ay leeyihiin hadii sadex kuxigeen la magacaabo waxaa lumaya awooda r\/wasaare kuxigeenka ay hada heystaan,waxaadna maleyn kartaa in hada ay sadexda ilma sheekh ay kala wataan sadexda r\/wasaare kuxigeen.<\/p>\n<p>Waa markii koowaad ee ay caqabad ka hor timaad r\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh Axmed isagoon xukuumad soo dhisin,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo ay weerarada ka dhanka ah dawlada iyo ciidamada Amisom ay kordhiyeen dagaalyahanada xarakada alshabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh Axmed ayaa la filayaa in uu ku dhawaaqo xukuumadiisa iyadoo muran uu soo kala dhexgaley beesha direed iyo r\/wasaaraha waxeyna ku muransanyihiin arin dastuuri ah taasoo la oran karo waa looga gar leeyahey cidii dastuurka wax dhaafsan wadata. R\/wasaare C\/weli Shekh Axmed ayaa doonaya in uu r\/wasare ku xigeenada ka dhigo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19670","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19670","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19670"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19672,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19670\/revisions\/19672"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}