{"id":1960,"date":"2011-07-14T14:31:06","date_gmt":"2011-07-14T14:31:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1960"},"modified":"2011-07-14T14:31:06","modified_gmt":"2011-07-14T14:31:06","slug":"roob-lixaad-leh-oo-saacadihii-la-soo-dhaafay-ka-daay-gobolda-koonfur-iyo-beera-leyda-goboldaas-oo-dib-u-noqanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/roob-lixaad-leh-oo-saacadihii-la-soo-dhaafay-ka-daay-gobolda-koonfur-iyo-beera-leyda-goboldaas-oo-dib-u-noqanaya\/","title":{"rendered":"Roob lixaad leh oo saacadihii la soo dhaafay ka da`ay gobolda koonfur iyo beera leyda goboldaas oo dib u noqanaya"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\" dir=\"ltr\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Roobka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1961\" title=\"Roobka\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Roobka-300x185.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"185\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Roobka-300x185.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Roobka.jpg 463w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\" dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p style=\"text-align: left;\" dir=\"rtl\">Ka dib mudooyinkii u dambeeyay ee wilaayaatka labada shabeelada ay ka jireen abaaro baahsan waxaa saacadihii la soo dhaafay dagmooyin kamid ah gobolkaas ka da`ay roobab lixaad leh oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada halkaasi ku dhaqan.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\" dir=\"rtl\">Roobkan oo ahaa mid xoogan ayaa midu badan waxa uu sixiriir ah ka da`ayay gudaha magaalada marka iyo dagmooyika u dhawdhaw iyo dagmooyin dhoor ah oo kadirsan wilaayada islaamiga ee shbeelada dhaxe iyadoona ay gebi ahaanba ahaayeen dadku kuwo ku yaacaya qaybaha kala duwan ee magaalada, iyagoona sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin roobkan oo ay ku tilmaameen &#8220;Naxariista Allaah&#8221; oo soo degtay.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\" dir=\"rtl\">Dhanka kele shacab badan oo beeraley ah oo kasoobarakacay gobladaas islamrkaan soogaaray magaalda muqdisho ayaa bilaabay iney dib unoqdaan si ay ugu diyaa garoobaan beerashada miraha kadib markii ay dhibaadooyin hooy la`aan ay kala kulmeen meelihii ay kusoobarakaceen ee magaalada muqdisho kadib roobab lexaad leh oo lama maalin kasocday magaalda muqdisho.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\" dir=\"rtl\">Isku soo wada duube roobabkan ayaa la filayaa inay wax weyn ka bedelaan hanaankii nololeed ee dadka ku dhaqan wilaayada sh\/hoose iyadoona beeraleyda iyo xoola dhaqatadu yihiin kuwo si gaar ah ud areeyama Raxmadda Roobka ee uu eebe u soo diray<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><\/p>\n<p dir=\"ltr\">warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Office<\/p>\n<p dir=\"ltr\">+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p dir=\"ltr\">(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\">mcaraab@hotmail.com<\/span><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Ka dib mudooyinkii u dambeeyay ee wilaayaatka labada shabeelada ay ka jireen abaaro baahsan waxaa saacadihii la soo dhaafay dagmooyin kamid ah gobolkaas ka da`ay roobab lixaad leh oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada halkaasi ku dhaqan. Roobkan oo ahaa mid xoogan ayaa midu badan waxa uu sixiriir ah ka da`ayay gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1960","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1960"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1960\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1963,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1960\/revisions\/1963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}