{"id":19592,"date":"2013-12-30T01:17:58","date_gmt":"2013-12-29T22:17:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19592"},"modified":"2013-12-30T01:22:44","modified_gmt":"2013-12-29T22:22:44","slug":"19592","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19592\/","title":{"rendered":"&#8220;Xasan Sheikh&#8221; Soomaalida Ku Go,doonsan Koofurta Sudaan Waa In Si Deg Deg Ah  Looga Soo Saaraa."},"content":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Nairobi kaga qeyb galay shir madaxeedkii aan caadiga aheyn ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo looga hadlayay xaalada Koofurta Sudan ayaa ku baaqay in si deg deg ah diyaaarad loogu diro shacabka Soomaaliyeed ee ku go&#8217;doonsan dalka Koofurta Sudan oo ay wali ka jiraan dagaalo u dhaxeeya Mucaaradka Iyo dowladda Waxaana Shir Madaxeedkii IGAD laga soo saaray in si deg deg ah loo joojiyo dagaalada ka socda Koofurta Sudan, iyadoo labada dhinac loogu baaqay in xabad joojin ay sameeyaan<\/p>\n<p>Magaalada Bor ee Gobolka Jonglie, Ayaa Soomaali fara badan ayaa ku go&#8217;doosan halkaasoo todobaadkii hore ay dib u qabsadeen ciidamada dowladda, waxaana Soomaalida ay ku jiraan xero ay leeyihiin Ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobey, halkaasoo kumanaan kale oo reer Koofur Sudan Ah ay U Soo Galeen Gabaad .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Nairobi kaga qeyb galay shir madaxeedkii aan caadiga aheyn ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo looga hadlayay xaalada Koofurta Sudan ayaa ku baaqay in si deg deg ah diyaaarad loogu diro shacabka Soomaaliyeed ee ku go&#8217;doonsan dalka Koofurta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19592","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19592"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19594,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19592\/revisions\/19594"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}