{"id":19579,"date":"2013-12-29T00:50:50","date_gmt":"2013-12-28T21:50:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19579"},"modified":"2013-12-29T00:57:39","modified_gmt":"2013-12-28T21:57:39","slug":"19579","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19579\/","title":{"rendered":"&#8220;TARSAN&#8221; Waa In La Abaabulaa Bulsho, Suggi Kareysa Ammaankooda, Si Looga Maarmo Ciidankaani Anshaxa Darada Ah."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur &#8220;Tarsan&#8221;, ayaa Waxa Uu Markale Weeraray Ciidanka Dowladda,Isagoo Ku tilmaamay inaan lagu halayn karin ammaanka Magaalada Muqdisho Iyo Guud Ahaan Dalka.<\/p>\n<p>Gudoomiye Tarsan Oo Maanta ka qaybgalay Munaasabada sanad guuradii 1-aad ee ka soo wareegatay, markii dib loo aas aasay Ciidanka Dab Damiska, Wuxuun tilmaamay in Ciidanka Dowladda ay u badan yihiin kuwo bilaa anshax ah, oo aan qaadi karin Masuuliyada ah, in ay suggaan ammaanka shacabka faraha badan, ee ku dhaqan Caasimada Soomaaliya Ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Mudane Tarsan ayaa Ugu Dambeyn Waxa Uu Gudoomiye-yaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, Ugu baaqay in ay abaabulaan bulsho, suggi kareysa ammaankooda, si looga maarmo Ciidanka uu sheegay Inaanay Laheyn Wax Anshaxa Ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur &#8220;Tarsan&#8221;, ayaa Waxa Uu Markale Weeraray Ciidanka Dowladda,Isagoo Ku tilmaamay inaan lagu halayn karin ammaanka Magaalada Muqdisho Iyo Guud Ahaan Dalka. Gudoomiye Tarsan Oo Maanta ka qaybgalay Munaasabada sanad guuradii 1-aad ee ka soo wareegatay, markii dib loo aas aasay Ciidanka Dab Damiska, Wuxuun tilmaamay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19579","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19579","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19579"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19581,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19579\/revisions\/19581"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}