{"id":19559,"date":"2013-12-28T20:25:03","date_gmt":"2013-12-28T17:25:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19559"},"modified":"2013-12-28T20:35:31","modified_gmt":"2013-12-28T17:35:31","slug":"19559","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19559\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtey kadib booqasho uu ku tagey&#8230;."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyada federalka soomaliya prof. Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d ayaa dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu booqasho ku tagey dalka kenya magaalada nairobi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo ka qeyb galey shir Igad ay kaga arinsaneysey mushkilada kasoo cusboonaatey south sudan taas oo m\/weyne Xasan Shekh uu ku taliyey in dalkaas si nabad ah loo dhex galo lana heshiisiiyo dhinacyada ku dagaalamaya dalka south sudan.<\/p>\n<p>M\/weyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale la kulmey diblamaasiyiin farabadan oo saldhigoodu yahey nairobi kuwaas oo uu iyagana kala hadley sidii loo taageeri lahaa r\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh iyo xukuumada uu soo dhisi doono,m\/weynaha ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyey r\/wasaaraha cusub qaar kamid ah wasiiradii hore xildhibaano iyo maamulka garoonka aden cade international ee muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyada federalka soomaliya prof. Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d ayaa dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu booqasho ku tagey dalka kenya magaalada nairobi. Madaxweynaha oo ka qeyb galey shir Igad ay kaga arinsaneysey mushkilada kasoo cusboonaatey south sudan taas oo m\/weyne Xasan Shekh uu ku taliyey in dalkaas si nabad ah loo dhex galo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19559","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19559","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19559"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19559\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19561,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19559\/revisions\/19561"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19559"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19559"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19559"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}