{"id":19534,"date":"2013-12-26T21:34:57","date_gmt":"2013-12-26T18:34:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19534"},"modified":"2013-12-26T21:54:57","modified_gmt":"2013-12-26T18:54:57","slug":"19534","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19534\/","title":{"rendered":"Ciidamadda Amisom oo markii ugu horeysey qaadey isbaaro ay dhigteen ciidamo ka tirsan milateriga soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka deg.Buur xakabo ee gobolka baay ayaa sheegey in ay iyagoo kaashanaya ciidamada Amisom ka qaadeen inta u dhaxeysa buur xakabo iyo daafeed sadex isbaaro oo u kala yaaley ciidamo dawlada hal isbaaro halka labada kale ay u yiileen ciidamo beeloodyo.<\/p>\n<p>Ciidamada Amisom ayaa qaadey isbaaro u tiiley ciidamada xogga soomaaliya,waxeyna balanqaadeen maamulka degmada buuxakabo in aaney mar danbe ogolaandoonin isbaaro la soo dhigo deegaanada hoos yimaada degmada buurxakabo.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ay ciidamada Amisom,isbaaro ka qaadeen gudaha dalka soomaaliya,iyadoo boliska afrika ka socda ay joogaan gudaha dalka soomaaliya waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo r\/wasaarha cusub uu xilka xafiiska r\/wasaraha soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka deg.Buur xakabo ee gobolka baay ayaa sheegey in ay iyagoo kaashanaya ciidamada Amisom ka qaadeen inta u dhaxeysa buur xakabo iyo daafeed sadex isbaaro oo u kala yaaley ciidamo dawlada hal isbaaro halka labada kale ay u yiileen ciidamo beeloodyo. Ciidamada Amisom ayaa qaadey isbaaro u tiiley ciidamada xogga soomaaliya,waxeyna balanqaadeen maamulka degmada buuxakabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19534","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19534","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19534"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19534\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19540,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19534\/revisions\/19540"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19534"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19534"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19534"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}