{"id":19529,"date":"2013-12-26T19:47:44","date_gmt":"2013-12-26T16:47:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19529"},"modified":"2013-12-26T19:50:50","modified_gmt":"2013-12-26T16:50:50","slug":"19529","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19529\/","title":{"rendered":"R\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh Axmed oo si rasmi ah ula wareegey xilka r\/wasaaraha somalia."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh Axmed ayaa si rasmi ah ula wareegey xafiiska r\/wasaaraha soomaaliya,iyadoo uu xilka ku wareejiyey R\/wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon oo sheegey in uu ku faraxsanyahey xilwareejinta uu maanta oo bisha dicenber tahey 26 2013.<\/p>\n<p>Sidoo kale r\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh Axmed ayaa sheegey in uu sii wadayo shaqo hore u socotey oo isna looga danbeyn doono uuna soo dhisi doono xukuumad ay shacabku ku kalsoonyihiin oo aqoon iyo waayo aragnimo leh.<\/p>\n<p>M\/weynaha jamhuuriyada Prof. Xasan Shekh Maxamuud ayaa isaguna gabangabadii sheegey in r\/wasaaraha cusub uu la garab taaganyahey wixii aqoon iyo waayo aragnimo ah ee uu heley intii xafiiska uu uga soo horeeyey isagoo shacabka ka codsadey in ay taageeraan r\/wasaaraha cusub iyo xukuumada uu soo dhisidoono.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh Axmed ayaa si rasmi ah ula wareegey xafiiska r\/wasaaraha soomaaliya,iyadoo uu xilka ku wareejiyey R\/wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon oo sheegey in uu ku faraxsanyahey xilwareejinta uu maanta oo bisha dicenber tahey 26 2013. Sidoo kale r\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh Axmed ayaa sheegey in uu sii wadayo shaqo hore u socotey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19529","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19529"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19531,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19529\/revisions\/19531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}