{"id":19509,"date":"2013-12-26T00:46:30","date_gmt":"2013-12-25T21:46:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19509"},"modified":"2013-12-26T00:52:12","modified_gmt":"2013-12-25T21:52:12","slug":"19509","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19509\/","title":{"rendered":"Mushaaraadka ciidamada xogga soomaaliya oo la la&#8217;yahey iyadoo laga soo qaadey khasnadda dawlada dhexe."},"content":{"rendered":"<p>Mushaarooyinka ciidamada xogga dalka ayaa la sheegayaa in ay kasoo baxeen khasnada dhexe ee dawladda federalka isla markaana aaney wali wax mushaar ahi gaarin ciidamada xogga dalka soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Lacagahan ayaa sida la sheegayo waxaa bankiga kasoo qaadey saraakiisha u qaabilsan mushaar bixinta ciidamada waxaana ka maqan ciidamada xogga ilaa sideed bilood oo aaney wax mushaar ah qaadan.<\/p>\n<p>Warkan oo aan kasoo xiganey xubno ciidamada xogga ka tirsan diideyna in magacooda la shaaciyo ayaa noo xaqiijiyey in 8 bil aaney wax mushaar ah qaadan ayna aad uga niyad xunyihiin ciidannimada ay sii ahaanayaan.<\/p>\n<p>Cabashada nuucan oo kale ah marka ay timaado waxa ay ciidamadu u nuglaanayaan in ay denbiyo bulshada ka dhan ah galaan,qoriga in ay iibsadaan ama heshiisyo hoose la galaan mucaaradka kasoo horjeeda dawlada.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay ciidamada xoggu ka cawdaan mushaar la&#8217;aan,waxeyse tani imaneysaa iyadoo r\/wasaaraha cusub yiri wax lacag ah uma rabo in ay khasnada dawlada ku jiraan ee waa in mushaaraadka la siiyo hey&#8217;adaha dawlada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mushaarooyinka ciidamada xogga dalka ayaa la sheegayaa in ay kasoo baxeen khasnada dhexe ee dawladda federalka isla markaana aaney wali wax mushaar ahi gaarin ciidamada xogga dalka soomaaliyeed. Lacagahan ayaa sida la sheegayo waxaa bankiga kasoo qaadey saraakiisha u qaabilsan mushaar bixinta ciidamada waxaana ka maqan ciidamada xogga ilaa sideed bilood oo aaney wax mushaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19509","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19509","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19509"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19512,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19509\/revisions\/19512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}