{"id":1950,"date":"2011-07-14T13:54:33","date_gmt":"2011-07-14T13:54:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1950"},"modified":"2011-07-14T13:54:33","modified_gmt":"2011-07-14T13:54:33","slug":"xarakda-mujaahidiinda-alshabab-oo-ku-mashaquulsan-gurmadka-abaaraha-iyo-dad-hor-leh-kasoo-barakacaya-deegaanda-dawalada-tfg-da-gaaray-kaamaka-aala-yaasir-ee-wilaayada-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/xarakda-mujaahidiinda-alshabab-oo-ku-mashaquulsan-gurmadka-abaaraha-iyo-dad-hor-leh-kasoo-barakacaya-deegaanda-dawalada-tfg-da-gaaray-kaamaka-aala-yaasir-ee-wilaayada-shhoose\/","title":{"rendered":"Xarakda Mujaahidiinda Alshabab Oo Ku Mashaquulsan Gurmadka Abaaraha Iyo Dad Hor Leh Kasoo Barakacaya Deegaanda Dawalada TFG-da Gaaray Kaamaka Aala Yaasir Ee Wilaayada Sh\/Hoose"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/DSC00127-1024x768-300x2251.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1952\" title=\"DSC00127-1024x768-300x225\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/DSC00127-1024x768-300x2251.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>wilaayada Islaamiga ah ee Dagmada Jilib ayaa deeq raashin kala duwan oo gurmad ah ayaa waxa ay gaarsiiyeen dad barakacayaal ah oo kusuganaa gudaha dagmadaasi kuwaasi oo kakala yimid Tuulooyinka Hoosyimaada Gudaha Dagmadaasi.<\/p>\n<p>Raashinka oo ay iska soo uruuriyeen Ganacsatada kuganacsada Magaalada Ksimayo ayaa si nidaam ah waxaa loog qaybiyay in kabadan sadaxboqol oo qoys kuwaasi oo ay kala\u2019deen xoolaha ay dhaqdaan sababo laxiriira abaaraha kudhuftau Giyiga Soomaaliya<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee maamulka ayaa haatan sidoo kale bilaabay dadka barakacayaasha ah inay kuwareejiyaan beero si ay utacbadaan uguna maarmaan in laquudiyo.<\/p>\n<p>Danka kale Qoysas ka soo barakacay deegaanada ay dowladda ka taliso oo gaaray Kaamka Aala Yaasir ee wilaayada Islaamiga Sh\/hoose.<\/p>\n<p>Qoysaskan oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa deegaanada ay dowladdu ka taliso islamarkaana ka mid ahaa dad ka yimid wilaayaatka Bay\/Bakool kuwaasi oo dowladdu u sheegtay inay dib u dejin iyo raashin soonayso ayaa isaga soo hayaamay halkaasi iyaga oo maanta gaaray Kaamka Aala Yaasir oo maamulka Wilaayada Islaamiga Sh\/hoose ay ka hirgeliyeen gudaha wilaayadaasi.<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p>Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\">mcaraab@hotmail.com<\/span><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya wilaayada Islaamiga ah ee Dagmada Jilib ayaa deeq raashin kala duwan oo gurmad ah ayaa waxa ay gaarsiiyeen dad barakacayaal ah oo kusuganaa gudaha dagmadaasi kuwaasi oo kakala yimid Tuulooyinka Hoosyimaada Gudaha Dagmadaasi. Raashinka oo ay iska soo uruuriyeen Ganacsatada kuganacsada Magaalada Ksimayo ayaa si nidaam ah waxaa loog qaybiyay in kabadan sadaxboqol [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1950","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1950","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1950"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1955,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1950\/revisions\/1955"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}