{"id":19498,"date":"2013-12-25T23:38:23","date_gmt":"2013-12-25T20:38:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19498"},"modified":"2013-12-25T23:42:51","modified_gmt":"2013-12-25T20:42:51","slug":"19498","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19498\/","title":{"rendered":"Ciidamadii xogga dalka ee ku sugnaa deegaanka no 50 oo lagu bedeley kuwo bolis iyo nabadsugid isugu jira."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada xoga dalka soomaaliya oo ku sugnaa deegaanka No50 ayaa laga qaadey goobti saldhiga u aheyd iyadoo ay in mudo ahba ka cabanayeen ciidamadaas dadka deegaanku.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa waxaa lagu bedeley ciidamo isugu jira bolis iyo nabadsugid waxeyna tani noqoneysaa talaabo dawladu kaga hortageyso in sumcad xumo suuqa u gasho,iyadoo ciidamadaas la wareegey no50 ay balan qaadeen in aan wax isbaaro ah la dhigi doonin deegaankaas.<\/p>\n<p>Deegaanka no 50 ayaa waxaa dhawr goor ku dagaalamey ciidamo qaab beeleed isugu biirey oo ciidanka xoga ka wada tirsanaa,waxeyna tani u muuqataa in maamulka gobolka Sh\/hose uu ku guuleystey rabitaankiisa ahaa in ciidamadaas meesha laga qaado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada xoga dalka soomaaliya oo ku sugnaa deegaanka No50 ayaa laga qaadey goobti saldhiga u aheyd iyadoo ay in mudo ahba ka cabanayeen ciidamadaas dadka deegaanku. Ciidamada ayaa waxaa lagu bedeley ciidamo isugu jira bolis iyo nabadsugid waxeyna tani noqoneysaa talaabo dawladu kaga hortageyso in sumcad xumo suuqa u gasho,iyadoo ciidamadaas la wareegey no50 ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19498","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19498","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19498"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19501,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19498\/revisions\/19501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}