{"id":19467,"date":"2013-12-24T19:57:48","date_gmt":"2013-12-24T16:57:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19467"},"modified":"2013-12-24T20:52:22","modified_gmt":"2013-12-24T17:52:22","slug":"19467","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19467\/","title":{"rendered":"Barlamaanka soomaaliya oo celiyey moshin ku aadanaa wax ka bedelka gudiyada barlamaanka."},"content":{"rendered":"<p>Kulan uu yeeshey barlamaanka soomaaliya ayaa waxaa laga hadley oo loo codeeyey moshin la xiriira in wax laga bedelo gudiyada barlamaanka soomaaliya.<\/p>\n<p>Moshinka ayaa markii loo codeeyey waxaa haa tiri 24 xubnood oo kaliya halka maya ay dhaheen in ka badan 80 xubnood isla markaana ay ka aamuseen 25 xubnood,waxaana natiijada moshinka ku dhawaaqey gud.barlamaanka Maxamed Shekh Cismaan Jawaari wuxuuna sheegey in moshinku uu burey islamarkaasna uu mariwaayey xubnaha barlamaanka.<\/p>\n<p>Gudi hoosaadyada barlamaanka oo ka kooban shan iyo toban gudi iyo in kabadan oo kala qaabilsan hey&#8217;adaha fulinta,wuxuuna moshinkani jabey iyadoo xukuumad cusub la sugayo in barlamaanku ansixiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan uu yeeshey barlamaanka soomaaliya ayaa waxaa laga hadley oo loo codeeyey moshin la xiriira in wax laga bedelo gudiyada barlamaanka soomaaliya. Moshinka ayaa markii loo codeeyey waxaa haa tiri 24 xubnood oo kaliya halka maya ay dhaheen in ka badan 80 xubnood isla markaana ay ka aamuseen 25 xubnood,waxaana natiijada moshinka ku dhawaaqey gud.barlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19467","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19467","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19467"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19467\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19473,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19467\/revisions\/19473"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19467"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19467"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19467"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}